BAAQ: XADHIGA XOGHAYA BURCO WAA SHARCI DARRO MUDDO DHAAFTAY MASUULIYADANA WAXA LEH HANTI-DHOWRKA GUUD
“RAG CADDAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC” Anaga oo ah Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada, iyo Haweenka magaalada Burco waxa aanu baaq u diraynaa dhamaan Ha’yadaha hoos ku...
Somaliland oo gargaar bani’aadanimo gaadhsiinaya Xeryaha Qaxoontiga Muqdisho iyo Dhadhaab
Hargeysa, (SLpost)- Laba wefti oo ka kooban lix xubnood oo uu horkacayo wasiirka diinta iyo awqaafta ee jamhuuriyadda Somaliland, Sheekh Khaliil, ayaa berri u...
Guddoomiyaha Baanka Somaliland oo ku baaqay inay Wasaaradda Ganacsigu tallaabo ka qaado sixir-bararka maceeshadda
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Baanka Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa sheegay inaanu dalka ka jirin wax lagu sheegi karo sixi-barar, balse ay waddanka ka...
Djibouti oo heshiis kula gashay Shirkadda Oyster Oil & Gas qodaalka ceelal baasiin oo ku fidsan ilaa xuduudka Somaliland
Djibouti, (SLpost)- Shirkad lagu magacaabo Oyster Oil & Gas ayaa heshiis wadaag ah oo shidaal-qodis ah la gashay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, kaasoo saamaynaya afar...
Xoogagga Golaha ku-meel gaadhka Libya oo qabsaday Magaalada Saawiya
Tripoli, (SLpost)- Xoogaga Golaha ku-meel gaadhka dalka Libya ayaa sheegay in ay si buuxda gacanta ugu dhigeen magaalada Sabha ee koonfurta dalkaas. Oo maalmihii...
Mid Kamid ah Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal oo Xukuumada Ku Eedeeyay in ay Ku Lug Leedahay Rabshado Ka Dhaca Boorame
Boorame, (SLpost)- Suldaan Cabdiraxmaan Muuse Geele oo kamid ah madax-dhaqameedka Gobolka Awdal ayaa, Xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay ku lug lehayd rabshado ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

