Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Xubnaha Guddiga Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadeed oo la filayo inay Barri Mudanayaasha Wakiilladu kala reebaan

Hargeysa, 25 September, 2011 (Ogaal)- Guddiga Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadeed uu dhawaan u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa...

Weftigii Somaliland ee Gargaarka u siday Barakacayaasha Soomaaliya oo Muqdisho Gaadhay iyo Xaddiga wejiga hore ee Deeqda ay gaadhsiiyeen

Hargeysa, (SLpost)- Weftigii ka socday xukuumadda iyo Shacabka Somaliland ee sahayda Gargaar u qaaday dadka ku tabaalaysay xeryaha Qaxoontiga magaalada Muqdisho ayaa maanta ka...

Xisbiga UCID oo masuuliyiinta Cusub u magacaabay Xilalkii la banneeyey

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa masuuliyiin Cusub u magacaabay xilalkii Xisbiga ee bannaanaaday ka dib markii ay xubno badani iska casileen ama ka...

Guddoomiyaha Kulmiye oo Xilal Cusub u magacaabay Xisbigiisa

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilal u magacaabay masuuliyiin cusub. Xilalka Cusub ee Xisbiga Kulmiye loo magacaabay aya ah qaar ku kooban...

Masuuliyiinta Gobolka Togdheer ee Xisbiga UDUB Oo ku hanjabay inaanay ka qayb-qaadanayn Doorashooyin aan loo samayn Diiwaangelin cusub

Burco, (SLpost)- masuuliyiinta sar sare xisbiga mucaaridka ah ee Udub ee gobolka Togdheer ayaa taageeray go’aankii hore ee xisbigoodu iyo xisbiga  kale ee Ucid ku...

Mid Kamid ah Odyaasha Ugu Magaca Weyn Gobolka Awdal oo Ugaaska Beelaha Gadabuursi Gudoonsiiyay Duco Iyo Dardaaran

Boorame, (SLpost)-Odeyga Guud ee Beelaha Maxamed-case ee Dega Gobolka  Awdal islamarkaana kamid ah Odyaasha ugu faca iyo magaca weyn Gobolka ,  Xaaji Daahir Cilmi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img