Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Al-Shabab oo ku ballanqaaday inay xanuunjin doonaan TFG & Madaxda Muqdisho oo ku baaqay in lala jihaado

Muqdisho,  (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan weeraro dheeraad ah, ka dib qaraxii lagu hoobtay, sidaana waxa la sheegay in laga soo...

Khudbaddii Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedk Cusub ee Waddani uu ka jeediyey Madashii Wan-qalka

Hordhac Bisimilaahi raxmaani raxiim, Alxamdulillaah, Wassalaatu Wassalaamu Calaa Rasuulillaah………. Mudanyaasha Golaha Gurtida, Mudanyaasha Golaha Wakiilada, Madaxda Axsaabta Qaranka, Sulaadiinta,Cuqaasha, Madaxda Axsaabta Qaranka,  Culimaaudiinka, Siyaasisiyyinta iyo aqoonyahanka,...

Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu Maalinta Barri ah Safar ugu Kicitimo gobollada Bari ee Dalka

Hargeysa, (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu Socdaal ugu baqoolo qaar ka tirsan magaalooyinka gobollada Bari ee dalka. Socdaalka Madaxweynaha...

Garabkii ka goostay Xisbiga UCID oo Urur Siyaasadeed Cusub ku dhawaaqay (DAAWO SAWIRRO)

Hargeysa, (SLpost) – Xubnihii dhawaan iska casilay  xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta ku dhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo magaciisu yahay (Somaliland National...

Xisbiga UCID oo taageero u muujiyey Rabitaanka Dhalinyarada ee ka Qayb-galka Siyaasadda Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa taageero weyn u muujiyey rabitaanka dhalinyarada ee ka qayb galka siyaasadda iyo talada dalka. Waxa sidaas lagu ...

Weftigii Somaliland ee Mucaawimada u qaaday Xeryaha Qaxoontiga Kenya oo la kulmay Raysalwasaare Odinga

Nairobi, (SLpost)- Weftigii Somaliland ee mucaawimada u siday dadka ku tabaalaysan xeryaha qaxoontiga ee Dhadhaab ayaa maanta kulan la yeeshay Raysal-wasaaraha Kiiniya, Raila Odinga. Xubnaha...

Xukuumadda Somaliland oo Cambaareeyey Xasuuqii Shalay Muqdisho ka dhacay

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa markii u horaysay cambaaraysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee dorraad ka dhacay caasimada Somalia ee Muqdisho oo ay dad badani...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img