Virus vs Drones: Furin kale oo dagaal oo ku Furantay Milatariga Maraykanka Wakhti uu ku jiro Hawl-gallada Argagixisada
Washington, (SLpost)- Iyada oo dhawaan la xusay sannad-guuradii 10aad ee bilowga duullaankii Maraykanku ku qaaday Afghanistan, waxa xaqiiqo ah oo jirta inuu haddana dhex...
Madaxweynaha Yemen oo ballan-qaaday inuu Xilka ka degayo maalmaha soo socda
Sanca, (SLpost)- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax ayaa sheegaya inuu maalmaha soo socda ka degi doono jagada madaxweyne-nimo ee dalkaas, waxaana tan loo...
Xisbiga UCID oo Dhalleecayn u jeediyey Guddoomiyaha Wakiillada isla markaana aanu metelin xubinimada Xisbiga ee G. Wakiillada
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa dhalleecayn u jeediyey guddoomiyaha Golaha wakiillada isla markaana aqbalay is-casilaaddiisii xubinimada Xisbiga. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska...
Madaxweyne Siilaanyo oo Safar aan hore loo shaacin ku tagay Magaalada Laascaanood ilaa Tuulada Gambadha ee jiidda hore
Laascaanood, (SLpost)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool isaga oo...
Lughaya: Maraakiib sharci-darro ku kalluumaysanayay oo la qabtay
Lughaya, (SLpost)- Maayarka Degmada Lughaya Saleebaan Cabdi Koosaar ayaa sheegay inay qabteen 5 Markab oo ajaanib ah oo si sharci-darro ah uga kaluumaysanayay xeebaha...
Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Sool oo Burco lagu aasay iyo wasiir Xaabsade oo gaadhay Laascaanood
Burco, (SLpost)- Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka Gobolka Sool Ibraahim Axmed Muuse ayaa shalay lagu aasay magaalada Burco, ka dib markii uu habeen hore u geeriyooday...
Safarkii Madaxweynaha ee Gobolka Oodweyne iyo Ballan-qaadyadii Masuuliyiinta
Burco, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal ku tagey deegaanada bariga Somaliland. Socdaalka Madaxweynaha oo ay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

