HomeMadaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu Maalinta Barri ah Safar ugu Kicitimo...

Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu Maalinta Barri ah Safar ugu Kicitimo gobollada Bari ee Dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu Socdaal ugu baqoolo qaar ka tirsan magaalooyinka gobollada Bari ee dalka.

blank
Madaxweyne Siilaanyo

Socdaalka Madaxweynaha oo aan hore loo shaacin, waxa la filayaa inuu maalinta Barri ah safarkiisa ugu kicitimo magaalada Oodweyne ee gobolka Oodweyne iyada oo qaban-qaabo xooggani ka socoto magaaladaas sidii loogu soo dhaweyn lahaa madaxweynaha.

Ile-wareedyo lagu kalsoon yahay oo shabakadda SomalilandPost u xaqiijiyey safarka madaxweynaha ayaa tibaaxaya in safarka madaxweynu salka ku hayo xogogaal u noqoshada xaaladda dadka ku nool gobolladaas.

Warar kale oo aan xaqiiqada jiritaankooda la hubin ayaa sheegaya in madaxweynuhu safarkiisa ku gaadhi doono ilaa gobolka Sanaag, in kasta safarkiisa lagu ekaysiinayo magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco.

Safarka madaxweynaha ee wakhtigan ayaa ku soo beegmaya xilli ay siyaasadda dalku marayso meel xaasaasi ah, isla markaana ay dadweynuhu fasiraadyo kala duwan ka bixinayaan qaabka hoggaaminta siyaasadda cusub ee Xukuumaddani ku hagayso dalka.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories