Maxkamadda Gobolka Saaxil oo Xukun ku ridday Budhcad-badeed Soomaali ah
Berbera, (SLpost)– Maxkamada gobolka saaxil ayaa manta xukun isku mida ku riday koox dhalinyo ah oo sadexdii bilood ee udanbeeyay ku xidhnaa xabsiga magaalada berbera...
Juventus oo dib soo Cusbooneysiisay rabitaanka Difaaca Chelsea ee Alex
SLpost Sports- Difaaca dhexe ee kooxda Chelsea Alex ayaa diirada u saaran kooxda Juventus oo qorsheyneysa inay la soo wareego bisha January marka uu...
Wax ka baro Cudurka Dhiig-yaraanta (Anemia)
Wellington, (SLpost)- Qormadeenna Caafimaad ee maanta waxaanu ku soo qaadanaynaa mid ka mid ah xannuunada ugu saamaynta badan bulshada dalalka dunida saddexaad oo Soomaaliduna...
Dalada SONYO waa in ay soo diyaariyaan ururkii dhalinyarada ee siyaasiga ahaa ee aynku kaga qayb gali lahayn tartanka madaxtinimada dalka
(Hogaamiye is habranaaya, hankiisuna yar yahay, hoosiisbaa la yidhaaye, dhalinyaroy hadhbaad noqoteena soo hagaaga walaal) Warqadani waxay ku socotaa dhammaan dhalinyarada reer Somaliland ee u...
Kooxdii Xisbiga UCID ka dal-doorsaday oo Dil-dillaac siyaasadeed dhex hoganayo iyo Waqaf oo muujiyey cabasho la mid ah tabashadii Faysal C Waraabe
Hargeysa, (SLpost)- Aadan Maxamed Mire “Waqaf” oo ka mid ah kooxdii iska casilay xisbigii ay ka tirsanaayeen ee UCID ayaa bayaamiyey khilaaf iyo kala...
DOOD: GAYAANKA IYO GUURKA
Maalin dhawayd oo aan furay Sanduuqa Fariimaha E-mailkayga waxa igaga soo baxday qoraal si kama'a ah la iigu soo diray. Cabdi yare (Maaha Magaciisa saxda...
Basaska: Baarlamaanka Socda
Dood-wadaagga iyo nidaamka ku dhisan in qof kastaaba fikirkiisa si xor ah u cabiro ayaa caan ka dhex ah bulsho weynta reer Somaliland iyadoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

