Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Shalay Iyo Maanta(Ka Hor 26june Iyo Kadib)

MADAXWEYNE SIILAANYO SHALAY WAXUU AHAA: nin aad u neceb cabudhinta saxaafada maanta waxaad is odhan kartaa waa ka ugu jecel cabudhinta saxaafada. Siilaaanyo waxa uu...

Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley oo Xafiis Ka Furey Degmada Faraweyne

Faraweyne,(SLpost)-Taliyaha laanta Socdaalka Gobolka Gabiley iyo Degmada Faraweyne Maxamed Cabdi Gaas(Sanweyne), ayaa maanta xadhiga ka jarey Xafiis Laanta Socdaalku ku yeelanayso Degmada Faraweyne oo...

Somaliland oo laga hirgelinayo Mashruuca Dhismihii ugu weynaa Geeska Afrika

Hargeysa, (SLpost)- Madaxa xafiis-goboleedka Hay'adda UNICEF u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Sikander Khan ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland ka hirgelinayaan mashruuca dhismihii...

Guddiga Diiwaangelinta Furashada Ururrada Cusub oo shaaciyey inay Maanta Bilow tahay Diiwaangelinta Ururrada iyo Shuruudaha looga baahan yahay

Hargaysa, (SLpost)- Guddiga diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen shaaca kaga qaaday inay si rasmiya u diiwaangelinayaan Furashada ururrada Siyaasada...

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Naqdiyay Tallaabada Dhalanteedka ah ee ay ku kaceen Qurba Jooga Awdal Qarkood

Gabiley, (SLpost)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka tirsan Salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa si adag gaashaanka ugu dhuftay, Kooxdii isku magacawday Awdal State ee...

Weeraro isdaba jooga oo ONLF (Hadhaagii faqashta) ay ku hayso degaamada Xuduudka Somaliland lawadaagto Itoobiya

KU:MADAXWEYNAHA SOMALILAND KU: WASIIRKA DAAKHILIGA  J.SOMALILAND KU: WASIIRKA DIFAACA  J.SOMALILAND OGAYSIIN: GOLAHA WAKIILADA J. SOMALAINAD OGAYSIIN: GOLHA WASIIRADA J. SOMALILAD OGAYSIIN: GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OGAYSIIN: TALIYAHA (GENERAL KA ) CIIDAMADA...

Xuska Sannad-guuradii 13 ee Aabihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland, Maxamuud Cabdi Shide, oo lagu qabtay Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Munaasibad balaadhan oo lagu maamusayey sanad-guuradii 13-aad ee ka soo wareegtay geeridii Marxuum Maxamuud Cabdi Shide (Tuur) oo ka mid ahaa aasaasayaasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img