HomeGuddiga Diiwaangelinta Furashada Ururrada Cusub oo shaaciyey inay Maanta Bilow tahay Diiwaangelinta...

Guddiga Diiwaangelinta Furashada Ururrada Cusub oo shaaciyey inay Maanta Bilow tahay Diiwaangelinta Ururrada iyo Shuruudaha looga baahan yahay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargaysa, (SLpost)- Guddiga diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen shaaca kaga qaaday inay si rasmiya u diiwaangelinayaan Furashada ururrada Siyaasada ee cusub iyaga oo sidoo kale kaga dhawaajiyey in maanta oo ay taariikhdu tahay 12 November, 2011 ay u furan tahay ciddii diiwaan-gashanaysa Ururrada Cusub.

blankAfhayeenka Guddida diiwaangelinta ururrada siyaasada Xasan Macalin ayaa oo Munaasibadaa ka hadlay ayaa sheegay inay furayaan liiska ururrada diiwaangelinta, isla markaana waxa ay caddeeyeen in diiwaangelintu ay joogsan doono 11/1/2012, hase yeeshee waxa ay Ururrada cusub ee Siyaasada ugu baaqeen inay soo buuxiyaan dhammaan shuruudaha lagu diiwaangelinaya, iyagoo soo waafajinaya Distoorka jamhuuriyada somaliland iyo Xeerka Doorashooyinka ee Xeer 14.

Afhayeenka Guddida diiwaangelinta ururrada Siyaasada Xasan Macalin ayaa madashaas ka akhriyey Qoraal kooban, kaasoo u dhignaa sidan “Guddida diiwaangelinta ururrada Siyaasada iyo Ansixinta Axsaabta qaranka jamhuuriyada Somaliland, iyagoo ka duulaya Distoorka qaranka iyo Nidaamka hanaanka Xisbiyada badan ee dalkani qaatay, iyagoo ku dhaqmaya Xeerka nidaamka Ururrada siyaasada ee Xeer No 14/201, qodobkiisa 4aad farqadaha 1aad, 2aad iyo 3aad, iyadoo la tixgelinayo in hore loo qabto Doorashooyinka, ayaa waxay Go´aansadeen.

1.In laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 12/11/2011 ay furan tahay diiwaangelinta Ururrada siyaasada lana qabanayo araajida codsashada.

2.In xidhmayso kuna eeg tahay diwaan gelintu iyo qabashada araajida ururada siyaasada markay taariikhdu tahay 11/01/2012 mudadaaas oo ah laba bilood (60 cidsho)

3.Ururrada waxay codsiyadooda ku soo hagaajin karaan xafiiska xarunta dhexe ee gudida ee hargeysa ku taala

SHURUUDAHA LAGA RABO CIDA RABTA INAY IS DIWAAN GELISO

1. Inuu soo qorto arji foomka loogu tala galay

2. Goortii iyo goobtii uu ku qabtay shirka Aas-Aaska ee ugu horeeyey

3. Liiska magacyada hogaanka gudiga fulinta iyo golaha dhexe

4. Liiska magacyada Aas- Aasayaasha iyo habkii loo doortay

5. Qaab dhismeedka ururka

6. Magaca ururka oo dhamaystiran iyo qaabka uu u qormayo marka la soo gaabiyo

7. Cadaynta bixin cashuur dhan 150,000,000

SLpost News Desk

Yasiin_29@rocketmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories