Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Madaxa Xafiiska Taysarooyinka iyo Aqoonsiyada D/Hoose ee Hargeysa oo ka warbixiyey Hawlaha Xafiiskaasi Qabto

Hargaysa, (SLpost)– madaxa xafiiska taysarooyinka iyo aqoonsiyada dawlada hoose ee Hargaysa Xasan Maxamed C/laahi, ayaa ka warbixiyay hawlaha uu xafiiskaasi u qabto bulshada iyo...

Madaxtooyada oo iska fogaysay Eedaymo loogu jeediyey Taageerada Urur-siyaasadeeddo gaar ah

Hargeysa, (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa markii ugu horreysay iska fogaysay eedaymo loogu soo jeediyey inay daaha dabadiisa ka hagayso furitaanka Ururro siyaasadeed oo maal-gelintooda...

Golaha Wakiillada oo laalay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha, ansixiyeyna in Doorashada D/Hoose lagu galo D/gelin la’aan

Hargeysa, (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta tirtiray Jiritaanka Diiwaangelintii Cobixiyeyaasha ee lagu galay doorashadii ugu dambeysay ee Madaxtooyada. Golaha Wakiillada oo fadhi ay maanta...

Wasiirka Maaliyadda oo kormeer kedis ah ku galaa-bixiyey goobaha Dakhli-ururinta ee gobolka Awdal

Boorame, 08 November, 2011 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay magaalada Boorame ee xarunta gobolka...

SAXAAFADA DIIRKII MUWAADIN NIMADU KA HOODHAY, DAAWO HA LOO RAADIYO

MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYA DHAMAAN SHACABKA REER SOMALILAND MARKA XIGTANA WAXAAN SALAAMAYAA SAXAAFADA SOMALILAND KUWOODA DANTA GARANKA U ADEEGA. Intaa dabadeed, waxaan umada muslimka ah...

Xujaajtii ugu badnayd oo Sannadkan Gutay Waajibaadka Xajka (DAAWO SAWIRO)

Dul-Hijjah 10, 1432, November 06, 2011 Makkah Al-Mukarramah, Saudi Arabia Xujaaj: In ka badan 3 Milyan Somalilandpost.net Contact@somalilandpost.net

Waa maxay sababta labada Shabakadood ee Qaran News & Ramaas News oo keliya xogta loogu soo gudbiyey laakiin saxaafada kale ee Somaliland looga...

KU:Tafatirayaasha Guud ee Shabakadaha Qaran News & Ramaas News KU:Saxaafada Somaliand ee Madaxa bannaan KU:Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka KU:Madaxa Danbi Baadhista (CID) Qaranka UJEEDO: Emailada masuuliyiinta Qaranka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img