Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Laalista Diiwaangelintu Ceeb bay ku Tahay Hanaanka Geedi Socodka Doorashooiynka S/Land Iyo Wadamada Daneeya Doorashooyinka Somaliland

Ujeeddo: Jabinta Dastuurka iyo Danta  Gaarka ee Siyaasiga: Ceebayku Tahay Astaanka Qaranka iyo Dastuurka Qaranka Dumuqraadiyada Hanaanka Geedi Socodka Doorashooiynka S/Land Dhamanba Shacabka Somaliland Wadamada...

UNICEF and Somaliland renew their commitment to children at a ceremony inaugurating UNICEF’s new office premises

HARGEISA, Somaliland, 14 November, 2011 - High officials from the Somaliland Government and UNICEF held a ceremony yesterday to officially transfer land from the...

Hargeysa: Bannaan-bax lagaga horjeedo go’aankii Golaha Wakiilladu ku laaleen Diiwaangelinta oo ka dhacay Baarlamanka hortiisa

Hargeysa, (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa kala dareeriyey Koox dhalinyaro ah oo bannaanbax ka hor-sameeyay shalay xarunta Baarlamanka Somaliland, kuwaasoo ay...

Kulan lagu gorfaynayey Casriyaynta Shuruucda Maaliyadda Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- In ka badan 50 Xildhibaan oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, Hanti-dhawrka, Guddida Qandaraasyada, Xisaabaadka guud, Ssharciyaqaanno iyo Aqoonyahanno kala duwan,...

Adeegyadda ZAAD Service Iyo E-Voucher Ee Shirkada TELESOM Oo Maalmo Hakad galay, Saamaynta ka dhalatay iyo Jawaabta Dadweynaha Isticmaala

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah adeegyada ay bixiso shirkadda is-gaadhsiinta ee TELESOM ayaa maalmo kooban Shaqadii Joojiyey, waxaanay saamayn ku yeelatay badi bulshada...

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Tababar U Furay Garsoorayaasha Ciyaaraha Fudud

Hargeysa, (SLpost)– Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland, ayaa maanta tababar kor loogu qaadayo aqoontooda u furay garsoorayaasha ciyaaraha fudud. Tababarkan oo ka qoobsamay xarunta xadhiidhka...

Baaq Ku Socda Gudidda Doorashooyinka Iyo Gollaha Guurtida

Shacab weynaha Somaliland waxay niyad jab xoog leh ka qaadeen Doorashadii Gollaha Deegaannka ee dhacday sanadkii 2002, ka dib markii Goleyaashii Deegaanka ee wakhtigaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img