Wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo maanta soo saartay go’aan magacaabis, isku beddel iyo xil-ka-qaadista Guddoomiyeyaasha iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka
Hargaysa, (SLpost)– Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydii ayaa maanta soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday isla markaana qaar cusub ugu magacaabay...
Xulka Gobolka Awdal oo dhulka Jiid-jiiday Xulka Saaxil kuna diray 2-0
Hargeysa, (Slpost)- Ciyaar aadu xamaasad badan oo sababtay inuu muddo hakad ku yimaaddo hannaan-socodkii ciyaarta isla markaana ka duwan kulamadii hore ee tartanka ciyaarta...
Dilal mar kale maanta ka soo cusboonaday deegaanka Ceelbardaale, meyd nin la dilay oo la keenay Cisbitaalka Gabiley iyo taliyaha booliska oo gaadhay...
Gabiley, (SLpost)- Hal qof ayaa maanta lagu dilay deegaanka Cabdale Sacadka oo ka tirsan deegaanka Ceel bardaale marxuunkaas oo magaciisa la odhan jiray Iid...
Dhacdada Saameel ee Ceel-bardaale Yey wax yeeshay?
Waxa aan marka hore Tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii iyo Bulshada Reer Somaliland meel ay joogaanba aniga oo ka tacsiyadaynaaya Dilkii Foosha xumaa ee...
La taliyihii Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda oo Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa, (SLpost)- La taliyihii Arrimaha Siyaasadda ee madaxweynaha Somaliland Md. Abiib Diiriye (Timo-cad) ayaa saaka xabsiga loo taxaabay ka dib amar uu bixiyey wasiirka...
Fal-waxashnimo ah oo mar kale dib uga soo cusboonaaday deegaannada galbeedka Somaliland, Madaxweynaha oo amar degdeg ah soo saaray (CODKA AFHAYEENKA))
Hargeysa, (SLpost)- Wakhti dambe oo xalay ahayd, meel u dhaxaysa degmooyinka Gabiley iyo Baki oo la yidhaahdo Saameel, waxa ka dhacay fal aad u...
Ceerigaabo: Urur-siyaasadeedka WADANI Oo Maanta Soo Dhawayn Ballaadhan Kala Kulmay Dadweynaha Degmooyinka Ceerigaabo iyo Ceel Afweyne Xafiisyana Furtay
Ceerigaabo (SLpost)– Dadweynaha reer Ceerigaabo ayaa maanta soo dhaweyn layaab leh ku qaabilay wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

