Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Guddoomiyeyaasha Gobollada Gabiley iyo Awdal oo ka hadlay Xaaladda nabadda, Hawl-galladii u dambeeyey ee Ciidamada Amaanka iyo kulamadii Madax-dhaqameedka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Goboladda Awdal iyo Gabiley ayaa ka hadlay xaaladda ammaanka ee deegaanada u dhaxeeya labada gobol ee xiisadda nabadgelyo-darro ka taagan tahay....

Beerahayagii Ceelbardaale iyo Xamarta Ayaa 20 Sano Lanaga Haystaa oo Nabad iyo Walaalnimo Aan ku waynay

Waxan rabaa inaan umada Somaliland ee samaha jecel u yara iftiimiyo Khilaafka Ceelbardaale iyo dhab ahaantiisa. Samaroon wuxu isku raacsan yahay intiisa badan in...

Raberto Baggio oo amaanay tayada xulka Talyaaniga iyo Kooxda Juventus

SLpost Sports - Halyeyga kubada cagta dalka Talyaaniga Roberto Baggio ayaa ka rajeynaya kooxda Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga in ay guulo waaweyn keenaan...

Berbatov oo Seegaya kulanka Muhimka u ah Man. United ee Champions League Xilli Chicharito isna dhaawac Yahay

SLpost Sports - Ciyaaryahan Dimitar Berbatov ayaa laga saaray kulanka muhimka u ah Manchester United ee ay ku xaqiijin lahaayeen u soo bixitaankooda Champions...

Dilla/Gabilay: Waa Nabad Walaal Waa Nabad, Waa Nabad.

Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dillaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye. Dir-dir laysu laayiyo intaan, weerar daba joogno Ee dumarku weerkii sitaan, danabyadii waayay Debec...

“Dilka Foosha Xun Ee Saameel Waa Nabar Badheedh Loogu Geystay Qarannimadeena”

La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha Kolka kowaad tacsi naxdin, damqasho iyo murugo aan la wadaago qaranka Soomaliland aanan u gudbiyo ehelka 3da muwaadin ee gardarda aan...

Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska oo cambaareeyey Falka dadka lagu dilay Jawaabna u jeediyey madax-dhaqameed reer Awdal ah oo Muuse Biixi eedeeyey

Hargeysa, (SLpost)– Suldaan Cilmi Rooble Furre, Taliyihii hore ee Ciidamada booliska Somaliland, ayaa soo jeediyey baaq nabadeed ku aaddan falkii dhawaan dadka lagu laayey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img