Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Nuxurka kulan dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ambassador Mahiga

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Qarammadda Midoobay u qaabilsan Somaliland/Somalia Augustina Mahiga oo socdaal...

Xisbiga UCID oo masuuliyiin Cusub u magacaabay Gobolka Togdheer

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Guddi cusub oo hawlaha Xisbiga qaabilsan u  magacaabay Gobolka Togdheer, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku...

Kacdoonkii Isbeddelka ka dhaliyey Masar oo dabayshiisu weji kale u yeeshay siyaasaddii dalkaas ee ku wajahnayd Somaliland

Hargeysa (SLpost)– Isbeddelka ka dhashay dalka Masar ee midhihii kacdoonka Shacbigu abuureen ayaa sababay siyaasad weji kale leh oo dalkaasi ku qaabilay macaamilkii iyo...

Shacabka Degmooyinka Caynaba, Oog iyo Gar-adag oo si isku mid ah ku qaabilay Weftiga Urur-siyaasadeedka WADANI oo Xafiisyo ka furtay

Gar-adag (SLpost)- Dadweynaha ku nool magaalooyinka Caynaba, Oog iyo Gar-adag ayaa maanta si aan kala dhicin oo meeqaankeedu sarreeyo u soo dhaweeyey wefti ballaadhan...

Sal-guurka Habkii Dhaqan ee Guurtida iyo Salaaddiinta Somaliland

Intii uu dalka ka hirgalay nidaamkan la yidhaahdo “dimuqraadiyaddu”, waxa soo baxabaxay ifafaale iftiiminaya sal-guur ku habsanaya habkii dhaqanka ee aynu ku xallin jirnay...

Wax ka baro Sharciyadda Kubadda Cagta: By Khabiir Xasan Cabdalla

Hordhac: Waa muhiim in dadku bartaan sharciyadda cayaarta kubadda cagta ,Guud ahaan sharciyadda guud ee kubbada cagtu waxa ay ka kooban yihiin 17qoddob,inkasta oo...

Xulka Gobolka Hawd oo hantay guushii ugu horreysay kulamadii la ciyaaray ee Horyaalka Gobollada

Hargeysa (SLpost)- Kulan aad u xiiso badan oo u muuqday kii ugu adkaa intii ay socdeen ciyaaraha Gobollada dalka ayaa maanta dhexmaray xulalka gobollada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img