HomeWasaaradda Cadaaladda Somaliland oo maanta soo saartay go’aan magacaabis, isku beddel iyo...

Wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo maanta soo saartay go’aan magacaabis, isku beddel iyo xil-ka-qaadista Guddoomiyeyaasha iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobollada iyo Degmooyinka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa, (SLpost)– Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydii ayaa maanta soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday isla markaana qaar cusub ugu magacaabay Garsoorayaasha Dalka qaarkood iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Hoose oo dhan ee Goboladda Dalka.

blank
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda

Wasiirka Wasaaradda cadaaladdu Digreetada uu soo saaray maantu waxay u qornayd sidan:-

Isku-bedelka Guddoomiyayaasha iyo Garsoorayaasha

  1. Axmed Iidle Saleebaan waxa laga bedelay Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sanaag, waxaa loo bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Togdheer
  2. C/raxmaan Jaamac Hayaan waxa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa, waxa laga dhigay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa
  3. Axmed C/laahi Bakaal waxa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Awdal, waxa laga dhigay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Awdal
  4. Cali Suudi Diiriye waxa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Saaxil
  5. Xuseen Aw Diiriye Maxamed waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sanaag
  6. Axmed Saalax Yoonis  waxa laga bedelay Garsoore Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ah waxaana loo magacaabaya Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sanaag
  7. Maxamed Jaamac Cashuur waxa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Burco waxaana loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer
  8. Ibraahim Cabdi Yaasiin waxa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer . waxa loo bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil .
  9. C/rashiid Maxamed Maxamud (Duraan) waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex
  10. C/raxmaan Rooble Barre waxa laga bedelay Garsoore Maxkamadda Gobolka Awdal. Waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Awdal
  11. Faysal C/laahi Ismaaciil waxa laga bedelay Garsoore Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxaana loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka/Degmadda Gebilay.

Ka saarid Liiska Garsoorka iyo Magacaabid

  1. C/raxmaan Sh Cumar Xasan waxa laga saaray Liiska Garsoorka kadib markii shaqada laga waayay
  2. Cumar Sheekh Maxamud Axmed. Waxa loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Degmadda Laascaanood.
  3. Sh Siciid C/laahi Axmed waxaa loo magacaabay Maxkamadda Demadda Qoryaale.

Fulinta go’aankan wasiirka Wasaaradda Cadaaladdu waxa uu u cuskaday qodobka 106aad ee Dastuurka Qaranka Faqradiisa 1aad, taasoo qeexaysa inay Wasaaradda Cadaaladdu u xil saran tahay fulinta go’aanada Guddida Cadaaladda.”

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories