Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

Dhakhaatiir Iiraaniyiin ah oo markii ugu horreysay Somaliland u yimi inay Adeegyo Caafimaadka oo lacag la’aan ah u fidiyaan dadweynaha

Hargeysa, (SLpost)- Waxa markii ugu horreysay Somaliland yimi dhakhaatiir ka socota dalka Iiraan oo hawlo qalliinno iyo Baadhitaanno caafimaad ka fulin doona Cusbitaalka Guud...

Maareeyihii hore ee dekedda Berbera oo Xilka ku wareejiyey Mareeyihii uu Xilka kala wareegay 14 bilood ka hor + Xaddiga Deynta uu Dekedda kaga...

Berbera, (SLpost)- Maareeyaha cusub ee dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor xoor), ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugala wareegay maareeyihii hore...

MO FARAH says being crowned BBC Sports Personality of the Year would cap the most amazing 12 months of his career

The British star won gold in the 5,000m at the World Championships in South Korea with a devastating sprint finish to see off Ethiopia's...

Wasiirka Cadaaladda JSL oo markii labaad Shaqo-fadhiisin, Isku beddel iyo Magacaabis ku fuliyey Qaar ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa maanta shaqadii garsoore-nimo ee ay hayeen ka  saaray 11 Garsoore oo ka kala tirsan gobollada Maroodijeex, Togdheer...

Nuxurka qodobbo miisaan leh oo laga soo saaray kulan aqoonyahanka Awdal uga socday magaalada Borama iyo Xukuumadda oo ka qayb-gashay

Borama, (SLpost)- Waxa maanta hotel-ka Rays ee magaalada Borama lagu shaaciyey  qodobbadii ka soo baxay shirkii Aqoonyahanka gobolka Awdal  oo maalmahanba uga socday magaaladaas. Kulan...

“Xoorxoor waa Qaaxadii Dawladda Siilaanyo u Dhiman Lahayd…..”- Qoraaga Cabdillaahi Cawed Cige

“Cali Xoorxoor & Maamulkiisii Dekedda Berbera waxa ay ka mid ahaayeen Baraha ugu Madmadow, ugu na Aayo Xun Dawladdii Daahir Riyaale, soo celintiisuna waxa...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo markii ugu horreysay Qorshe u samaysay Lo’da belediga ah ee Suuqyada Dhexdooda Daaqa

Hargeysa (SLpost)-Dawladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horreysay hawl al ay xalay ka fulisay magaaladda waxay ku soo ururiyeen 38 neef oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img