Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

FAALLO: Dhakhaatiirta Iran maxaa ka khuseeya Dekedda Berbera iyo Beeraha Somaliland?

Waxa caasimada Hargeysa soo gaadhay 22kii bishan dhakhaatiir ka kooban toban xubnood oo u dhashay dalka Iran, gadhwadeena u ahaayeen shirkad ganacsi oo dalka...

SOMTEL oo Abaal-marin Ku Guddoonsiisay Cayaartoyga Gobolka HAWD Xaflad loogu sameeyay Balligubadle

Balligubadle, (SLpost)–Shirkadda isgaadhsiinta waddaniga ah ee SOMTEL ayaa abaalmarin-lacageed  guddoonsiiyay xulalka kubbadda cagta iyo kolayga ee Gobolka Hawd, iyada oo ballanqaadyo yididiilo lehna u samaysay...

Wasiirka Waxbarashada & Wefti ay Hoggaaminayso oo socdaal ku jooga magaalada Saylac iyo natiijada kulamo ay la yesheen maamulka gobolka iyo Degmada

Saylac, (SLpost)- Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo SamSam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha...

Khilaaf Siyaaseed u dhexeeya Hoggaamiyayaasha Ciraaq oo laga baqayo inuu Xasilooni-darrada ku sii huriyo dalkaas

Baqdaad, (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka wadanka Ciraaq Daariq Haashimi ayaa raysalwasaaraha wadankaasi Nuuri Maaliki ku eedeeyey rabshadaha dalkaasi ka soo kordhay . Tobanaan ruux ayaa...

TACSI MARXUUMAD AYEEYO KHADIIJA AW JAAMAC

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Xasan Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada,...

ISBEDDELKU TAAGEERO DADWEYNE AYUU U BAAHANYAHAY

Alle mahaddii, kale hore dalkeena waxa ka dhacay doorasho xalaal oo xaq ah. Doorasho si nabad ah dadweynahu ugu muujiyeen hiyigooda siyaasadeed, hammigooda mustaqbal...

Nin dhalinyaro ah, Al Shabaab-na ahaan jiray oo ka waramaya siduu ugu biiray, sababtuu uga soo laabtay, iyo talooyinkiisa dhalinyarada Somaliland

Hargeysa,(SLpost)- “Cabsi hanjabaadiinu igu beeraysaa ma jirto, maalinta ilaahay qoray inaan aduunkan ka tagana kama danbaynayo, laakiin werwer igama kiin hayo,”sidaa waxa yidhi nin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img