Bahda DAHABSHIIL GROUP of Companies oo Tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyska iyo Qaraabadii Marxuum Maxamed Jaamac Cabdi (Muruq)
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Deputy CEO for...
Guddiga Diiwaangelinta Ururrada oo Shaaciyey tirada Ururada diiwaan-gashan iyo Wakhtiga la soo gabo-gabaynayo
Hargeysa (SLpost)- Gudidda diiwaan-gelinta ururada siyaasadda ayaa shaaca ka qaaday tirada ururrada ilaa imika is-diiwaan geliyay iyo xiliga la soo gabo-gabaynayo diiwaan gelinta ururrada...
Khasaaraha shil-baabuur oo maanta Hargeysa ka dhacay + Magacyada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay
Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee Marxuum- Jaamac Muxumed Magan iyo Marxuum-Biixi Xasan Cali ayaa geeriyooday ka dib markii gaadhi nooca waaraadka loo yaqaanaa...
KAAFI: Adeeg cusub oo ay iska kaashadeen Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM Iyo Bangiga Salaam kaas oo Isku Xidhaya Adeegga ZAAD Iyo Bangiga Salaam
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo la magac baxay KAAFI, adeegaasi oo Macaamiisha shirkadda u sahlaya in ay...
Xukuumadu Waa inay si Deg Deg ah Xilka Uga Qaado Gudoomiyaha Salexlley SHiine Tahar
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada xorta ah Waxaa 23/12/2011 ka dhacay demada salexlley arin foolxun oo looga danlahaa in lagu waxyeeleeyo sumcada iyo...
Madaxweyne Ku-xigeenka oo xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Gabiley iyo Wasiir Duur oo Canaantay Reer Gabiley
Gabiley, (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madax ka socotay Golayaasha...
London: Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo munaasibad Casho-sharaf ah kula kulmay Jaaliyadda iyo Ururrada bulshada
London, (SLpost)- Waxa galbeedka magaalada London kulan casho sharaf ah loogu sameeyey Gudoomiyaha gobolka Maroodi jeex Ahmed Cumar Cabdilaahi( Xamarje). Kulankan ayaa waxa soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

