HomeXukuumadu Waa inay si Deg Deg ah Xilka Uga Qaado Gudoomiyaha Salexlley...

Xukuumadu Waa inay si Deg Deg ah Xilka Uga Qaado Gudoomiyaha Salexlley SHiine Tahar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankMarka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada xorta ah

Waxaa 23/12/2011 ka dhacay demada salexlley arin foolxun oo looga danlahaa in lagu waxyeeleeyo sumcada iyo sharafta ay leeyihiin dadka dega deegaanka salexlley,isla markaana la doonayey in karaamada lagaga qaado suldaanka guud ee beelaha soomaliland, Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Arinkaas oo uu ka danbeeyey gudoomiyaha degmada salexlley Shiine Tahar

Iyada oo uu u adeegsadey dumar iyo caruur uu si khaldan wax u fahamsiiyey

Taas oo la doonayo in lagu wax yeeleeyo jiritaanka walaalnimo iyo wax wada qabsi ee labada beelood ee walaalaha ah isla markaana wada Gobolka hawd

Hadaba hadii aanu nahay dadka dega deegaanka salexlley isla markaana ka tirsan Gobolka Hawd waxaanu ka danbaynaa suldaanka guud ee beesha waxa uu noo Soo jeediyana khalad iyo saxba waanu ku khasbanahay in aanu qaadno

Hadaba xukuumada jamuuriyada soomaliland waxaanu usoo jeedinaynaa anaga oo aad uga xun falkii meeshaa ka dhacay in ay si deg deg ah xilka uga qaado Gudoomiyaha degmeda salexlley oo dano gaara ka lahaa arinkaa lagu kala fogaynayo labada beelood ee wada dega Gobolka hawd

Ugu danbayntii waxaanu ka raali galinaynaa dhamaan shacbi waynaha reer Soomaaliland gaar ahaan shacbiga Gobolka hawd iyo cidkasta oo dhibsatay

Arintaa cadawgu doonayey inuu kaga faaiidaysto dadkaa walaalaha ah

ALLaa Mahad Leh

Yusuf Keyse C/laahi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories