Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

Wasiirka Khaarijiga Somaliland Iyo Weftigiisii Oo Lagu Qaabilay Xafiiska Raysal Wasraaraha Masar

Qaahira, (SLpost)- Waftigii ka socdaa xukuumadda Somaliland ee uu hpgaaminayay wasiirka Arrimahqa Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigi, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ee la socday wasiirka...

Wasiirka Maaliyadu hays casilo ama haqirto khaladka uu ka galay shaqsi daahir ah

Wasiirka Maaliyada Somaliland waa shaqsi shaqadiisa ka adag. balse wuxuu u baahan yahay training xaga maaliyada iyo lacagta ah, wuxuu kaloo u baahan yahay...

Wasiirka Macdanta oo ka jawaabay Eedaha Lunsiga Hantida Qaranka ee loo jeediyey kana gaabsaday inuu Caddeeyo sifaha ay ku baxday lacagta ($125,000) la isticmaalay

Hargeysa. (SLPost)- Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa ayaa ka hadlay natiijada baadhistii uu Hanti-dhowrka isla markaana sheegay in wasiirka maaliyaddu...

Hargeysa: Ciidamada Ammaanka oo fashiliyey isku-day Hawl-gal Argagixiso

Hargeysa, (SLpost)- Taliska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa war uu maanta soo saaray ku sheegay inay fashiliyeen Hawlgal Argagixiso oo lagu damacsanaa in lagu...

Laba ka mid ah Urur-siyaasadeedyadii dhawaan lagu dhawaaqay oo isu-bahaystay ka-qaybgalka doorashada Deegaanka

Hargeysa, (SLpost)- Laba ka mid ah urur-siyaasadeedyada dhawaan dalka lagaga dhawaaqay ayaa si rasmi ah isugu bahaystay inay cududdooda ku mideeyaan sidii ay ugaga...

Hanti-dhowraha Guud ee Qaran oo ka hadlay baadhitaan uu ku sameeyey Lacago wasiirka Macdanta & Tamarta lagu eedeyey inuu lunsaday

Hargeysa, (SLpost)-Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Somaliland Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (M.dheere) ayaa ka hadlay lacag lagu eedeeyey inuu lunsaday wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland...

Wefti KULMIYE ka socda oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha

Wuhan, (SLpost)- Wefti ka socda Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi oo labadii toddobaad ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img