HomeLondon: Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo munaasibad Casho-sharaf ah kula kulmay Jaaliyadda iyo...

London: Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo munaasibad Casho-sharaf ah kula kulmay Jaaliyadda iyo Ururrada bulshada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, (SLpost)- Waxa galbeedka magaalada London kulan casho sharaf ah loogu sameeyey Gudoomiyaha gobolka Maroodi jeex Ahmed Cumar Cabdilaahi( Xamarje).  Kulankan ayaa waxa soo qaban-qaabiyey Urur ka hawlgala Galbeedka London oo lagu magacaabo Caduur Development Trust, waxaana  kulankaa Casho sharafta ah waxa kasoo qayb galay qaar ka mid ah ururada Bulshada, Dhalinyaro iyo Haween.

blankSoo dhaweyntan waxa isna kasoo qaybgalay Gudoomiyaha Tv qaranka ee qaarada Yurub Cabdi Daahir Cabdi (Cabdi Bacow) waxa kale oo kasoo qayb galay xubno ka mid ah Xisiga Talada dalka haya ee Kulmiye.

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Mudane Axmed Cumar waxa uu aad ugu amaanay soo dhaweynta aad ka u qiimaha badan ee aad ii sameyseen iyo dhamaan sida quruxda badan ee Dalkan la iigu soo dhaweeyey guud ahaan Waxaanu kula dar- daarmay dadka reer Somaliland ee dalkan degani inay ka faa’ideystaan dalkan kana shaqeeyaan horumarinta dalkooda hooyo ee  ay ka yimaadeen.

blankWaxa kale oo uu si kooban uga waramay Somaliland wakhtigan aynu ku jirno iyo hawlo badan oo inagu soo fool leh oo ay ka mid tahay doorashooyinka Golaha degaanka oo inagu soo fool leh, waxa uuna rajo weyn ka muujiyey inay guul inoogu dhamaato.

blankWaxa iyana hadalo aad u qiimo badan ka jeediyey dadkii kasoo qaybgalay  kulankan casho sharafta ahaa oo uga waramay dhibaatada dalkan ka jirta iyo dedaalkan loo bahan yahay in la sameeyo si looga hortago arimaha dhibaatada ku haya shacabka.

Xamse Axmed Salaan

London

hamse100@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories