Duco iyo Salaan Ku Socota Prof Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye”
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” waa barahaygii Suugaanta ee Jaamacadda Hargeysa. Waa aqoonyahan Culuumta Sayniska ka bartay Jaamacadda Lafoole, waa ninkii ugu da’da yaraa...
HAMBALYO AROOS: Shaqaalaha iyo hawl-wadeennada shirkadda DAHABSHIIL
Hassan M Jama “Heiss” iyo bahda Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkadda Dahabshiil, iyaga oo kaga wakiil ah dhammaan maamulka, saraakiisha, hawlwadeenka, laamaha iyo wakiillada shirkadaha...
Urur siyaasadeed cusub oo isu diyaarinaya ka qayb-galka tartanka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka oo lagaga dhawaaqay magaalada Birmingham ee dalka UK
Birmingham, (SLpost)- Urur siyaasadeed la magac baxay SHACAB oo ka mid noqon doona ururrada siyaasadda ee Somaliland ayaa dorraad lagaga dhawaaqay magaalada Birmingham ee...
Immisa Urur-Siyaasadeed ayaa lagu Dhawaaqay,Yaase Hoggaamiya?- Qaybta 1aad.
Tan iyo markii ooda laga qaaday furashada siyaasadda , waxa lagu dhawaaqay tiro illaayo in ka badan 15 urur siyaasadeed oo cusub, kuwaas oo...
Weftigii Wasiirrada Somaliland oo ka degay Qaahira Berrina kulamo la yeelanaya Madaxda Masar
Qaahira, (SLpost)- Dawladda Millateriga ah ee dalka Masar ayaa si diirran u soo dhawaysay Wefti ka socday Jamhuuriyadda Somaliland oo shalay markii u horreysay...
Somali News
Hoggaamiyaha Guud ee Kooxda Hubaysan ee Al-Shabaab oo la Waraystay iyo Arrimo xaasaasi ah oo uu ka hadlay
Muqdisho, (SLpost)– Hoggaamiyaha Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu-Zubeyr oo wareysi siiyay idaacadda ku hadasha afkooda ee...
Xogo Faahfaahsan oo ku saabsan bilowga khilaafka wasiirrada Macdanta & Maaliyadda, Nooca lacagaha, tirada wasiirradii u codeeyey heshiisyadii shirkadaha, wasiirada ka aamusay, xildhibaankii hogaaminayey...
Hantidhowrka Guud oo maanta u gudbinaya natiijada baadhitaan Madaxweynaha JSL u diray Hargeysa, (SLPost)- Hantidhawraha guud ee Qaranka, Maxamuud Aw Cabdi Ibraahin (Dheere) ayaa la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

