Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Geerida Gaddaafi iyo habkii loo helay
Tripoli, (SLpost)- Wararkii ugu dambeeyey ee laga helay dalkaasi Libya ayaa caddaynaya in hoggagamiyihii Libya Mucamar Gaddaafi la dilay ka dib markii ay xoogagga...
Madaxweynaha Somaliland oo Go’aan ka soo saaray Hantida Guud ee Qaranka
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta go’aan ka soo saaray cidda xaqa u leh inay go’aan ka gaadhi karto...
Masuuliyiin Sarsare oo ka socda Dawladda Faransiiska oo dalka Socdaal ku yimi iyo nuxurka kulan dhex maray Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Jabuuti Ambassador Rene Forceville ayaa maanta socdaal ku yimi caasimadda Jamhuuriyadda ee Hargeysa. Weftigan oo...
WAR DEG-DEG AH: Mucaaradka Liibiya oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigeen Qaddaafi
Tripoli, (SLpost)- Mucaaradka Dalka Libya ayaa sheeganaya inay gacanta ku dhigeen Mucamar Qaddaafi, in kasta oo aanay caddayn inay qabteen isaga oo nool iyo...
Lionel Messi oo iska fogeeyey inuu tartan kula jiro Cristiano Ronaldo
SLpost Sports – Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay inaysan jirin wax tartan ah oo uu kula jiro weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano...
Gabadh yar oo xaalad caafimaad Xumo ka soo gaadhay talaalkii ugu dambeeyey ee dalka ka qabsoomay oo Cusbitaalka Berbera la soo gaadhsiiyay
Berbera, (SLpost)– Cisbataalka Guud ee magaalada Berbera waxa la soo gaadhsiiyay gabadhan yar oo dhawaac xooggan kala kulantay talaal lagaga muday gacanta midig oo sababay...
The other Horn of Africa
*AHMED MOHAMOUD SILANYO HARGEISA: Drought, famine, refugees, piracy, and the violence and terrorism endemic to the shattered city of Mogadishu, a capital ruined by civil...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

