Amiirka dhaxalka Boqortooyada Sucuudiga oo Maraykanka ku geeriyooday iyo Doorkiisii awoodda Boqortooyada
Riyadh, (SLpost)- Ninkii isla lahaa dhaxalka boqortooyada Sucuudiga, Amiir Suldaan bin Cabdicasiis ayaa maanta ku geeriooday dalka Maraykanka oo xannuun lagaga dawaynayey. Geerida Amiir Suldaan,...
Halkan ka daawo Muuqaalka (Video) Qaddaafi oo la dilayo
Waa muuqaal muuinaya markii Qaddaafi laga soo saaray godka isaga oo dhaawacan ilaa markii laga dilayey. Somalilandpost.net Contact@somalilandpost.net
Xukuumadda oo ku guulaysatay Soo Af-jaridda Khilaafkii ka aloosnaa Ugaaska Beelaha Samaroon
Borame, (SLpost) – Weftigii ka socday xukuumadda Somaliland ee uu hoggaaminayey Madaxweyne ku-xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo saddexdii maalmood ee u dambeeyey hawl...
Madaxweynaha Maraykanka oo u hanjabay hoggaamiyeyaasha xukunka ku dhegsan ee Bariga Dhexe
Qaahir, (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa hoggaamiyeyaasha dalalka Carbeed ee xukunka ku dhegsan tusaale wax ku-qaadasho leh ugu tilmaamay dhimashada Mucamar Qaddaafi, isaga...
Halkan ka daawo Sawirrada Maydka Qaddaafi iyo Qaabkii loo Dilay
Hargeysa, (SLpost)- Waxa ay ahayd Shalay markii lagu dhawaaqay in la dilay hoggaamiyihii hore ee dalka Libya, Marxuum Mucamar Al-Qaddaafi kaas oo dilkiisa siyaaso...
Al-shabaab oo soo bandhigtay 76-askari oo ay sheegeen inay ka dileen AMISOM
Muqdisho, (SLpost) – Kooxda Al-shabaab ee dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegatay nay laayeen 76 askari oo ka tirsan ciidamada nabad-ilaalinta ee AMISOM, gaar ahaan...
Muqdisho: Dab Xooggan oo qabsaday Qayb ka mid ah Suuqa Dayniile iyo Indho-cadde oo Hub ka-dhigis lagu sameeyey
Muqdisho, (SLpost)- Waxa goor-dhawayd dab xoogan ka kacay Suuqa weyn ee Degmada Dayniile oo maanta dagaal ku dhex maray dhinacyada isku haya magaalada Muqdisho. Dabka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

