Monthly Archives: October, 2011

spot_imgspot_img

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Socdaal ujeeddooyin badan ugu ambo-baxay Magaalada Boorame

Boorame, (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay magaalada Boorame...

Machadka Faafinta Islaamka oo Xafiis cusub ka furtay Xarunta Gobolka Hawd

Hargeysa, (SLpost)-Machadka Faafinta Islaamka ayaa xafiis cusub ka furtay gobolka magaalada Balligubadle ee Hawd. Xafladda furitaanka xafiiska cusub oo lagu qabtay Balligubadle ayaa waxa ka...

Hay’ada Dhawrista Tayada oo gubay 150-tan oo sharaab dhacay, ganacsatadan Baaq u jeediyey

Hargeysa, (SLpost)- Hay’adda Ilaalinta Tayada Agabka ee Somaliland ayaa gubtay 150 Tan oo Sharaab dhacay ah kaasoo ay lahayd Shirkada Oomaar. Guddoomiyaha Hay’adda Ilaalinta Tayada...

Israel vs Palestine: Askari Yuhuudi ah oo lagu beddelay 1000 maxaabiis Falastiiniyiin ah

Qaahira, (SLpost)- Kooxda Xamaas ee u dagaalanta xornimada dhulweynaha Falastiin ayaa maanta sii daayey askari ka tirsan ciidamada Yuhuudda oo muddo shan sanno ka...

Balli-Gubadle: Xusuusta Maalin ka Mid ah Maalmihii Qadhaadhaa (Qaybtii 2aad)

Haddii aynu halkii kasii ambo qaadno qormadii aynu kaga hadlaynay xusuusta maalin ka mid ah maalmihii qadhaadhaa ee soo maray ururkii SNM iyo taageerayaashiisii...

Sawir Qaade Ka Tirsan Telefiishanka Royal24 Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Qarax Miino Oo Ka Dhacay Jidka Dawga-Cad

Hargeysa, (SLpost)- Sawir qaade Axmed Cumar Cadaani(Saafi) oo ka tirsan Telefiishanka Caalamiga ee Royal 24 tv oo fadhigiisu yahay Magaalada London ee dalka Britain,...

Madaxweyne Siilaanyo oo guddoomiye Cusub u magacaabay Gobolka Oodweyne

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa guddoomiye cusub u magacabay gobolka Oodweyne ka dib markii uu todobaadkii hore geeriyooday guddoomihii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img