HomeLionel Messi oo iska fogeeyey inuu tartan kula jiro Cristiano Ronaldo

Lionel Messi oo iska fogeeyey inuu tartan kula jiro Cristiano Ronaldo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SLpost Sports – Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay inaysan jirin wax tartan ah oo uu kula jiro weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo.

Tartanka u dhexeeya Messi iyo Ronaldo ayaa cusbo ku sii daray tartanka adag ee u dhexeeya kooxaha Barca iyo Real Madrid tan iyo markii uu ciyaaryahanka reer Portuqal uu ka soo guuray magaalada Manchester una soo wareegay Santiago Bernabeu sannadkii 2009.Messi ayaan rumeysneyn in shaqsi ahaan uu tartan kula jiro Cristiano Ronaldo, waxana uu sheegay in uu awoodiisa isugu geeyo sidii ay kooxdiisa ugu guuleysanlahayd koobab.“Wax dagaal ah kulama jiro  Cristiano Ronaldo,” ayuu yidhi Messi oo ka hadlayay  shir jaraa’id. “Waxa kaliya ee aan doonayo waa  sidii aan uga  caawin lahaa kooxdeyda sidii ay guulo ku gaadhi lahayd.

blank
Lionel Messi

“Waligey ma daawan Cristiano oo ciyaaraya si aan isbarbardhig ugu sameeyo kuweyga ama aan sameeyo wax ka wanaagsan sida uu  u ciyaaro.”ayuu sii raaciyey Messi.

Weeraryahankan kooxda Barca ayaa intaa ku sii daray in uusan wax walwal ah ka qabin in uu jabiyo rikoodhka u yiil kooxdiisa ee ahaa ciyaaryahankii ugu goolasha badnaa kaasoo hore u haystey Cesar Rodriguez oo u dhaliyey kooxda Barca  235gool“Waxaan doonayaa in aan ku guuleysto koobab,sababtoo ah taasi waa mid taariikhda noo galaysa “Goolal badan oo aan dhaliyo uma dhaliyo in aan rikoor jebiyo balse in aan kooxda ka caawiyo guusha.”

Isagoo wax laga weydiiyey Messi ciyaarta ay Arbacada kooxdiisu la yeelanayso kooxda Viktoria Plzen ee dalka Czech ayaa waxa uu Messi sheegay inaysan yareysanayn kulankaas inkastoo Barcelona aad loo filayo inay ciyaartaa ku guuleysato“Tartanka horyaalka  Champions League, ma jiro koox la dhayalsan karo oo sahlan meel kasta kooxdu ha ka timaadee. “Ciyaar fiican ayay la dheeleen kooxda AC Milan inkastoo loogaga badiyey  2-0,iyagoo weliba sameeyey fursado”. ayuu hadalkiisa ku koobay Messi .

Somalilandpost.net

Yaasin_29@rocketmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories