HomeMuqdisho: Dab Xooggan oo qabsaday Qayb ka mid ah Suuqa Dayniile iyo...

Muqdisho: Dab Xooggan oo qabsaday Qayb ka mid ah Suuqa Dayniile iyo Indho-cadde oo Hub ka-dhigis lagu sameeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho, (SLpost)- Waxa goor-dhawayd dab xoogan ka kacay Suuqa weyn ee Degmada Dayniile oo maanta dagaal ku dhex maray dhinacyada isku haya magaalada Muqdisho.

Dabka oo ah mid xoogan ayaan la ogeyn sababaha rasmiga ah ee keenay balse dadka deegaanka ayaa sheegaya in  halkaasi ay madaafiic xoogan ku dhacday suuqana sidaasna dabku uga kacay.

Dab xoogan oo qiiq badan wata ayaa wali ka soconaya Suuqa Dayniile lamana oga Khasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyay dabkaasi.

Ilaa imika lama sheegin cid isku dayaysa inay damiyaan dabka xoogan ee suuqa kasoconaya maadaama uu Suuqa uu kuyaalo aag u dhexeeya labada ciidan ee dagaalka uu wali ku dhexmarayo Dayniile

Dhanka kale, Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Midawoga Afrika ee AMISOM ayaa hub kadhigis ku sameesay Yuusuf Maxamad Siyaad (indha Cadde) oo ah hadda Janaraal katirsan Dowlada Soomaaliya balse horey uga mid ahaa Hogaamiyo kooxeedyadii Muqdisho.

Xaflad Hubka looga dhigayay Yuusuf indha Cadde ayaa galabta lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho stadiom iyadoo Xafladaasi ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Goobta uu Janaraal Yuusuf Indha Cadde hubka ku wareejinayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Raizul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cabdi Wali Gaas Taliyaha ugu sareeya Ciidamada AMISOM ,gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo madax kale oo kasocotay AMISOM iyo Dowlada Soomaaliya.

Yuusuf Indha Cadde ayana Dowlada ku wareejiyay gawaari dagaal oo ilaa Sagaal gaarayay kuwa aoo kala ahaa 4 gawaarida Cabdi bilayaasha Dagaalka ah Afar gaadiidka Dagaalka ee waa weyn ee saaranyihiin Qoryaha Zuuga iyo hal gaari uu saarnaa Qorayga Biiteem.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories