Dhaqdhaqaaqa Urur Siyaasadeedka WADANI oo Gabiley iyo Siyaasiyiin Ururka ka tirsan oo Boorama lagu soo dhaweeyey
Gabiley(SLpost)-Dhaqdhaqaaqa soo dhaweynta Urur Siyaasadeedka Wadani ayaa, sadexdii maalmood ee u danbeeyay siweyn loga dareemayay Gudaha Magaalada Gabiley,kadib markii ay Gabiley soo gaadheen Siyaasiyiin...
Balli-Gubadle: Xusuusta Maalin ka Mid ah Maalmihii Qadhaadhaa (Q:3AAD)
Waxa ay inoo joogtay iyada oo aanu weerarnay ciidankii dawlada ee Balli Gubadle qabsaday, hase yeeshee nasiib darro waa nalagu soo jabiyay weerarkaas oo...
War-Murtiyeed: Rejadii Dhallinyaradda Oo Rumawday!
Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta run u rogay riyadii iyo rajadii ay qabeen muddo badan dhallinyaradda Somaliland ee ahaa ka qayb-galka tallada dalka...
Doorashada Guddida Xidhiidhka Kubbadda Kolayga Somaliland oo u Qabsoontay si heer Caalami ah
Hargeysa, (SLpost)– Shirweynaha labaad ee doorashada xidhiidhka kubbadda kolayga Somaliland, ayaa shalay lagu qabtay hudheelka Guleed ee magaalada Hargeysa. Xafladda loo qabtay doorashada xubnaha xidhiidhka...
Golaha Wakiillada oo ansixiyay wax-ka-beddel iyo kaabis ay ku sameeyeen Xeerka Nidaamka Ururrada Siyaasadda
Hargeysa, (SLpost)- Fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada Somaliland ayay Mudanayaasha Golahaasi si duuduub ah ugu ansixiyeen wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyey xeerka nidaamka furashada...
Somali News
Kooxda Al-Shabaab oo soo dhaweeyay geeridii Mucammer Al-Qadafi
Muqdisho, (SLpost)- Cajalad maqal ah oo shalay laga baahiyey warbaahinta ku hadasho codka Al-Shabaab ayuu kaga hadlay hogaamiyaha ururkaasi Axmed Godane dagaallada ay kula...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Iyo Weftigiisii oo ku soo laabtay caasimada Hargeysa
Hargeysa, (SLpost)– Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Weftigii balaadhnaa ee uu hoggaaminayay ayaa maanta ku soo laabtay caasimada Hargeysa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

