Monthly Archives: October, 2011

spot_imgspot_img

Somaliland oo loo samaynayo qorshe Hay’adaha dawladda iyo kuwa caalamiga ahi ku shaqeeyaan shanta sano ee soo socda

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaaanyo) ayaa Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ka furay shir ku saabsan qiimaynta qorshaha horumarinta dalka...

Sagootinta maxaabiis Madaxweyne Siilaanyo Cafis u fidiyey iyo Nuxurka hadalladii Goobta laga yidhi

Hargeysa, (SLpost) Wasiirrada Warfaafinta, Xannaanada Xoolaha, Duulista Hawada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyey Maxaabiis lagu sii-daayey...

Dhoofkii fashilmay xogaha musuq iyo sirihii ku qarsoona!!!

Anigoo magacaygu yahay siciid cabdi xadhigle waxaan bulshada u iftiiminayaa maqaalkaygan aan ciwaanka uga dhigay dhofkii fashilmay kaso noqon doona qorme taxana ah oo...

Constructing a reliable Central Bank in Somaliland

As the nation looks forward to the upcoming elections, I write this article to remind the Parties of their responsibility to the country. Conducting...

ISLAAMIYIINTU WAY IMANAYAAN….HA DIIDO AMA HA YEELO REER GALBEED.

"waxay noqdeen ururada islaamiga ahi xoog siyaasadeed oo sharci ah....aynu raali ka noqono ama yaynaan ka noqone" Weedhahaasi ayuu ko u bilaabay qoraaga reer maraykan...

Soo dhaweyntii layaabka laheyd ee Reer Gabiley Ku Qaabileen Urur Siyaasdeedka Wadani+ Farxadii Ciro+ Hinaasihii Xisbi Xaakimka + Awoodii Boolisku u Adeegsadeen Taageerayaasha...

Gabiley (SLpost)-Kumanaan qof oo kamid ah dadweynaha ku nool Gudaha Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley, ayaa barqadii saaka si layaab leh u soo...

Xisbiga UDUB oo muddeeyey wakhtiga Qabsoomidda Shirka Golaha Dhexe

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa wakhti go’an u qabtay qabsoomidda Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga, ka dib muddo badan oo dad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img