HomeNuxurka Kulan dhex maray Madaxda Somaliland iyo Wefti ka socday Dawladda Talyaaniga

Nuxurka Kulan dhex maray Madaxda Somaliland iyo Wefti ka socday Dawladda Talyaaniga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan Saacad qaatay qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Wefti 7 xubnood ka kooban oo ka socda Dawladda Talyaaniga.

blankWeftigan oo uu hogaaminaayo Wasiirku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dawlada Talyaaniga Mr. SENATORE ALFREDO MANTICA

Waxa ay sheegeen in ay ujeedada socdaalkoodu tahay u xogogaal noqoshada xaalada guud ee Somaliland

Wasiirku xigeenku waxa uu madaxweynaha ku hambalyeeyey maamulka dawladnimo iyo kala danbaynta ka hanaqaaday Somaliland,

waxa kale oo uu sheegay in ujeedada socdaalkoodu tahay in ay Somaliland ku wargeliyaan in ay dawladiisu si toosa ula shaqayn doonto dawlada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa weftiga uga waramay taariikhda iyo sooyaalka Somaliland, waxaanu sheegay in ay dawladda iyo shacbiga Somaliland-ba beesha caalamka ka sugayaan aqoonsi iyo in laga gacan qabto dedaalka ay la yimaadeen reer Somaliland

blankMadaxweynaha waxa kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Debeda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed iyo Wasiirka Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Dhinaca Weftiga waxa wasiirku xigeenka Arrimaha Debedda Mr. Senatore Alfredo Mantica kulankan ku wehelinaayey

1.         Elisabetta Belloni, Agaasimaha guud ee iskaashiga iyo horumarnta wasaaradda Qorshaynta ee dawladda Talyaaniga Rosa Anna Coniglio, Agaasimaha guud ee wasaarada Qorshaynta ee iskaashiga Afrika iyo Sub-sahariana.

2.        Safiirka Dawladda talyaaniga u fadhiya Nairobi iyo Afar xubnood oo kale.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories