HomeGuddoomiyaha Kulmiye oo Xilal Cusub u magacaabay Xisbigiisa

Guddoomiyaha Kulmiye oo Xilal Cusub u magacaabay Xisbigiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilal u magacaabay masuuliyiin cusub. Xilalka Cusub ee Xisbiga Kulmiye loo magacaabay aya ah qaar ku kooban gobolka Maroodi jeex.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee Xisbiga isla markaana uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa u dhignaa sidan:blank

“Ujeedo: Magacaabid Guddida Gobolka M/Jeex ee Xisbiga Kulmiye.

Laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 23/09/2011, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye isaga oo la tashaday hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo waxgaradka Xisbiga Kulmiye wuxuu u magacaabay Xilal

  1. Khadar Cabdi Xuseen          Guddoomiyaha Gobolka M/jeex ee Xisbiga Kulmiye.
  2. Xusni Maxamed Warsame   G/Garabka Haweenka Gobolka M/jeex ee Xisbiga Kulmiye
  3. Sidiiq Cawil Axmed               Xoghayaha Gobolka M/jeex ee Xisbiga Kulmiye

Masuuliyiintan waxaa loo rajaynayaa in Eebbe u fududeeyo Xilkan”

Xilalka loo magacaabay masuuliyiintan cusub ayaa bannaanaa tan iyo intii uu xisbigu ku guulaystay doorashii madaxweynaha ee dalka, ka dib markii guddoomiyihii Xisbiga ee Gobolka Maroodi-jeex loo magacaabay badhasaabka gobolka Maroodi-jeex halka labada xil ee kale ay yihiin qar ku cusub ee Xisbiga.

SP News Desk

Hargeysa

Contac@Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories