Orod-yahanka Caanka Ah Ee Mo Farah Oo Soo Dhawayn Meeqaamkeedu Sareeyo Kala Kulmay Maamulka iyo Dadwaynaha Reer Gabiley
Gabiley, (SLpost)-Maamullada heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Gabiley iyo waliba Dadwayne aad u tiro badan ayaa maanta soo dhawayn meeqaamkeedu sarreeyo ku...
Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada Sare ee Hargeysa oo Cabasho macalimiin la’aan ah la hortagay Wasaaradda Waxbarashada
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare, Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ku guulaysatay dejinta Ardayda wax ka dhigata Dugsiga Sarre ee Gandi...
Taajkii ugu dheeraa ee gabadh aroosad ahi ku lebbisato oo lagu daray Buuga Dhacdooyinka Layaabka Dunida
London, (SLpot)- Gabadh dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Masar, ayaa habeenkii arooskeeda ku soo labisatay Taajkii, ugu dheeraa, gaar ahaan...
Hal-doorkii Xisbiga UCID oo maanta Shaaciyey Qodobbo ay ku saleeyeen sababahay Xisbiga uga diga-rogteen iyo magacyada Xubnaha 47 xubnood + (SAWIRO)
Hargeysa, (SLpost)- 47 xubnood oo hore uga tirsanaa hal-doorkii xisbiga UCID ayaa si wada-jir ah daboolka uga qaaday inay si rasmi ah isaga casileen...
Kootaliga ugu weyn Kiristaanku Muxuu ku yidhi Fariintiisii Muslimiinta ku jihaysnayd?
Berlin, (SLpost)– Wadaadka u sareeyaha mad-habka Kaatoliga ee Diinta Kiristaan Pop Benedict XVI oo socdaal ku maraya dalka Jarmalka ayaa maanta oo jimce ah...
Caasimadda Libya oo ay Qaraxyo waaweyn gilgileen iyo qiiq sida daruuraha cirka qariyay
Tripoli, (SLpost)– Qaraxyo culculus oo gabi ahaanba ruxay caasimadda Libya ayaa maanta si wayn looga dareemay magaalada Tripoli, waxaana qiiq madow oo sida daruuraha...
Caa’isha Qadaafi oo fariin cod ah soo dirtay, kagana hadashay xaalada Aabaheed iyo aragtida golaha ku-meelgaadhka ay ka aaminsan tahay
Dimishiq, (SLpost)-Telefishanka sida wayn u taageera hogaamiyihii hore ee dalka Libya Colonel Mucaamar Al Qadaafi ayaa laga baahiyay, fariin cusub oo cod ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

