HomeCaasimadda Libya oo ay Qaraxyo waaweyn gilgileen iyo qiiq sida daruuraha cirka...

Caasimadda Libya oo ay Qaraxyo waaweyn gilgileen iyo qiiq sida daruuraha cirka qariyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tripoli, (SLpost)– Qaraxyo culculus oo gabi ahaanba ruxay caasimadda Libya ayaa maanta si wayn looga dareemay magaalada Tripoli, waxaana qiiq madow oo sida daruuraha oo kale ahii isku shareeray cirka ka dib markii xarun talis ciidan ah oo ku taala magaaladaas shilkani ka dhacay.

blankSida dad goob joog ah iyo wakaalada wararka Faransiiska ee AFP ku warameen qaraxyadan ayaa ahaa kuwo is daba joog ah oo aan muddo saacad badhkeed ah aan kala gu’in, kuwaas oo ka dhashay ka dib markii uu qarax ka dhacay xarun bakhaar ah oo hubka lagu kaydin jiray. Xoogaga golaha ku-meel gaadhka Qaranka ee Libya xiligan maamula oo qaraxyadan ka hadlay ayaa sheegay inay ahaayeen kuwo si farsamo u dhacay, laakiin aanay ahayn weerar loo gaystay xaruntaas.

blankXarunta qaraxyadani ka dhaceen ayaa ah, goob taliska ciidamada Bada ee bariga Tripoli isticmaali jireen, waxaana ka buuxay oo loogu yimi hub iyo kayd badan oo rasaas ah, lama garanayo sababta qaraxa dhalisay, hasa yeeshee afhayeen u hadlay golaha ku meel-gaadhka Qaranka Libya ayaa sheegay in qaraxu ka dhasay dab iyo waxyaabo kale oo rasaasta iyo baaruuda bakhaarkaas ka buuxday huriyay, laakiin baadhista oo rasmi ahii dhawaan soo bixi doonto.

Lama sheegin cid wax ku noqotay laakiin qaraxyadan oo dhacay wakhti dadku soo wada toosay jidadka goobtaa ku dhawina mashquul ahaayeen, ayaa argagax iyo cabsi ku abuuray markii hore dadka, waxaanay ahaayeen kuwo xoog u culus, dadka qaar ayaa mooday in diyaaradaha dagaalka ee NATO duqeeyeen goobta, halka kuwo kalana u qaateen in weerar is miidaamin ah lagu qaaday saldhiga.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories