Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay War Lagu Baahiyey Wargaysyada Qaarkood
Gabiley, (SLpost)-Xubno ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley ayaa si adag gaashaanka ugu dhuftay jiritaanka War Warbaahinta qaarkood daabaceen. Kaasi oo sheegayey in Toban...
Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diraya Qoyskii & Qaraabadii ay baxeen dadkii ku dhintay Masiibadii Dooxa Agabar
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoysaskii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Ehelkii ay ka bexeen...
Qaddaafi iyo Wiilashiisa oo la ogaaday Meesha ay ku sugan yihiin
Sirte, (SLpost)- Hoggaamiyihii hore ee dalka Libya colonel Mucaamar Al Qadaafi ayaa tan iyo intii ka danbaysay markii 23-kii August 2011-ka laga qabsaday caasimadda...
JAWAAB: Hadhwanaagnews Iyo Warka Deegaanka Agabar
SUBAXAANA LAAH WAAR ILAHAY CILMIIGSU BADANAA. Ugu horan waxaan halkan ka salaamyaaa Umada Islaanka ah gaar ahaan dadka reer Somaliland, waxa aan maqaalkani jecalystay inaan in...
Ajaanibkii ugu Badnaa ee Ka Shaqeysanayay Gudaha Somaliland oo Maanta Ka Gudbay Xuduudda Itoobiya
Wajaale, (SLpost)- Ajaanibka ku sugnaa gudaha dalka Somaliland,islamarkaana intooda ugu badani kasoo jeedeen dalka Itoobiya, ayaatiradii ugu badneyd ee dadkaas ahi waxy maanta arbacadii...
Real Madrid iyo Bayern Munich oo Badiyay, Manchester United oo mar kale la hakiyey
SLpost Sports - Manchester City ayaa guuldarro xanuun leh oo 2-0 kala kulantay kooxda Bayern Munich ciyaar ka tirsaneyd Group A Champions League, iyadoo...
Salaadiinta beelaha Ciise Muuse oo maanta shir uga furmay hotel Maansoor ee magaalada Berbera
Hargeysa, (SLpost)- Sulaadiin Cuqaasha iyo odayaasha gobolka saaxil ayaa manta shir balaadhani uga furmay hotelka maansoor ee magaalada Berbera shirkaasi oo ahaa mid aayo tashi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

