HomeSalaadiinta beelaha Ciise Muuse oo maanta shir uga furmay hotel Maansoor ee...

Salaadiinta beelaha Ciise Muuse oo maanta shir uga furmay hotel Maansoor ee magaalada Berbera

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Sulaadiin Cuqaasha iyo odayaasha gobolka saaxil ayaa manta shir balaadhani uga furmay  hotelka maansoor ee magaalada Berbera shirkaasi oo ahaa mid aayo tashi ah ayaa waxaa kasoo qaybagalay masuuliyiin aad utiro badan oo kakala socotay Beelaha deegaanka gobolka saaxil

Shirkan oo socon doona mudo sadex maalmood ah ayaa waxay ujeedadiisa guud ahayd sidoo loo horumarin lahaa gobolka saaxil loona ,midayn lahaa beelaha gobolka saaxil waxaana halkaasi kasoo qayb galay sulaadiin iyo cuqaal tiro badan oo halkaasi hadalo kala duwan kasoo jeediyey waxaan ka dhex muuqday shirkaasi Gudoomiayaha beelaha (Awal Bari) Cabdilaahi Maxamed Cabdiraxmaan Suladaan Maxamed Maxmuud Xandule (Indhacase) iyo kuwo kale oo aad utira badan oo halkaasi sheegay inay tahay qodobada ugu mihiimsane ee shirkaasi loo qabatay sidii loo horumarin lahaa gobolka saaxil iyo sidii laysu keeni lahaa dadka ku dhaqan gobolka saaxil oo loogu samyn lahaa mawqif gaar ah sidii caadada ahaydna lagu soo qaadi doona xeerarka beelaha ciise muuse ay kula dhaqmi ,lahayeen beelaha walalahooda ,

Waxaana kamid ahaa dadka halkaasi kahadalay Suldaan Indhacase waxaana waxaanu halkaasi ka sheegay inay ku midaysan yihiin shirkaasi ay ku dhan yihiin salaadiinta iyo odaysaaaha beelaha ciise muuse islamkana ay taageersan yihiin wax kastoo lagu horumarinayo gobolka saaxil taasina ay mudan tahay in la taageero waxa  kastoo uadana muda reer Somaliland gaar ahaana beelaha gobolka saaxil

Waxaa hadaladiisi kamid ahaa suldaanka (hadaanu nahay odayaasha beelaha ciise muusewaxaanu manta Berbera ku qabanaynaa shir dhaqameed ka turjumaya mawqifka reerka iyo sidii loogu hogaamin lahaa wadada saxa ah taasin ay tahay talaabada kaliya ee wax lagu qabasan karo loona naahan yahay in la dhiirigeliyo hadaba waxaanu usoo jeedinaynaa dhamaan shacbiga beelaha Ciise muuse inay kaqaybqaatan sidii ay wax uwada qabsan lahaayeen ,waana ta kaliya ee lagu gaadhi karo hilamalada la higsanayo,waxaa sidaasi yidhi Suldaan indhacase

Waxa kale oo kamid ahaa masuuliyiin madashaasi ka hadalay Gudoomiyaha beelaha awal bari ee Somaliland C/laahi Maxamed C/raxmaan waxaa manta si nabad galyo leh inuugu furmaaya shirkii odayaasha dhaqan ka ee beelaha ciise muuse kaasi oo ah mid lagaga hadalyo sidii gobolka saaxil uu wax ula qaybsan lahaa gobolada kale dadkiisuna unoqon lahayeeen kuwa meel uwada ,jeeda mana ,ah shir siyaasadeed ee waa shir dhaqan oo  waxaa kale oo kamid ah shirkan sidii loo soo saari lahaa xeerar iyo shuruux dhaxag gal ah oo beeshu ku dhaqanto waligeed mana ah shir inta laga qabto halkaasi lagu ilaabi doona ee waa mid socon doona maalmaha soo socda ,waligeed ayey dhici jirtay shir ay iskugu yimaadan odayaasha reeruhu

Waxaa kale oo uu ka hadalay gudoomiyaha Beelaha Awal Bari ee Somaliland sidii loola xisaabtami lahaa waxa xaq loogu leeyahay dawlada jirta ee Somaliland waxaanan la shaqayn doonaa xukuumada Somaliland una qaban doona ,wax kastoo ay nooga baahato waxaana dib kasoo sheegi doona qodba shirkaasi kasoo baxa mudda sadexda cisho ah ee uu socdo gudoomiyaha Awal Bari

Waxaa kale oo kamid ahaa suldiinta halkaasi ka hadashay Caqail Sidiiq Galiixe iyo kuwo kale oo an lasoo koobi Karin oo dhamaan toodaba sheegay inay soo saari doona qodobo dhaxal gal noqon doona ,oo lagu dhaqmidoona mustabalka taasina ay taageersan yihiin sidii looga wada qayb qaadan lahaa shirkaasi waxaana shirkaasi uu mants si nabadgalyo ah uga furmay magaalada Berbera isaga oo uu jawigiisuna si fiican usocaday

May jirinn haba yaraate waxa dhaliilo ah oo ay halkaasi cuqaashu kasoo jeedisay mana ah shirkii kowaad  ee ay isku yimaadan odayaasha dhaqanka ee beelaha ciise muuse balse waxaa jira iyoaguna shirar kale oo laga wado gobolka saaxil oo isgan la dhursugayo waxa kasoo baxa ilaa hadana ma cada waxa kasoo bixidoona shirarkaasi.

Somalilandpost.net

yaasiin_29@rocketmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories