Urur Siyaasadeed cusub oo la magac baxay DALSAN Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay Urur-siyaasadeed DALSAN Munaasibad balaaadhan oo aasaaskiisa loogu qabtay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda ku-dhawaaqista urur-siyaasadeedka cusub...
Nacaybka Somaliland: Wax ba dhawranmaynee Allow dhagaxyo soo daadi miyaa xaalku?
Duulka Soomaalida la yidhaahdo haddii ay Ilma Aadan yihiin wuxuu dhalay isaga oo gaboobay, jilbaha haysta oo asaasaq ah ayuu ku leeyahay ninka daaqadda...
Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo taageeray shirka Beesha Ciise Muuse uga Socda Deegaanka Dubur
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo shirka beesha Ciise Muuse maanta uga furmay deegaanka DUBUR ee...
DUBUR: Shirweynihii Beesha Ciise Muuse oo si habsami ah u socda iyo nuxurka hadalladii goobta ka yidhaahdeen Ergooyinkii ka qayb galay
Dubur (SLpost)- Shirkii Beelaha Ciise Muuse ee maanta uga bilaabmay Deegaanka Dubur oo ayaa si habsami ah uga socda deegaankaas, waxaanu shirku ka bilaabmay...
Shir Gudoonka Guuritida Somaliland Oo ka hadlay qorshe la sheegay in lagu af-gambiyeyo Gudoomiyahooda Safarka dibadda ugu maqan ee Salaabeen Gaal
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida Somaliland Md. Saciid Jaamac Cali ayaa beeniyey in uu golahaasi ka socdo dadaalo laga doonayo...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay galka seefta kala baxay, weerarrona ku ekeeyey Waran-cadde, Ina Sulub, Ina Cali Waraabe iyo Sheekh Shariif (DHAGAYSO)
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay jawaabo adag ka bixiyay hadalo waqtiyadii ugu dambeeyay ay xukuumadda u jeedinayeen mucaaradku, isla...
Kulan lagu dhiiro-gelinayo maalgeshiga Ganacsatada ee dhanka beeraha oo maanta Hargeysa ka Furmay
Hargeysa, (SLpost)- Kulan lagaga hadlayey maal-gashiga ganacsata ee dalka ayaa maanta ka furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargaysa. Kulankan oo socon doona muddo laba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

