HomeJAWAAB: Hadhwanaagnews Iyo Warka Deegaanka Agabar

JAWAAB: Hadhwanaagnews Iyo Warka Deegaanka Agabar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SUBAXAANA LAAH

WAAR ILAHAY CILMIIGSU BADANAA.

Ugu horan waxaan halkan ka salaamyaaa Umada Islaanka ah gaar ahaan dadka reer Somaliland, waxa aan maqaalkani jecalystay inaan in yar kaga hadlo qoraal ay baahisy Shabkada Hadhwanaagnews.

Warkaasi oo uu qoray nin la yidhaa Saciid Jamaal oo ku sugan MARKANAKA isla markaana uu ciwaaan ugu dhigay( DEEGAANKA AGABAR OO AANAY XUKUUMADA SIILAANYO KA SHAQAYNIN SHILKII SHALAY DHACAY)

Horta marka horee waxa deegeenkaasi ka dhacay Qadar ALLE, horayma Soomaalidu u tidhi ( Qadar ALLE xil ma Le) waxa taas macanheedu yahay in meeshaasi ay Dadka masuliinta ah ee Masaakiinta ahi ku dhinteen waxa ay ahayd shil, isla marnaa aaanay hadaboonay in cid gaara lagau canaato shilkaasi.

Waxa hadana yaab leh in Shabkada Hadhwaagnews ay baahisay war lagu cabaarayo Xukuumada, iyo Saxaafada warkaasi oo lagu sheegayey in laga gaabsaday in dadkaasi la badabaadiyo.

Hadaba aan inyar la  hadalo wariyaha warka qoray “  Waaryaahe kaagan yidhi Siyaasada ayaan Hadhwanaag Ugu soo waramaa miyaad ilowadan inaad MARAYKAN joogay, adeer sideed  u ogaatay warka iyo Tafaasiisha Shilka ka dhacay Agaba oo  Hargeysa waqooyi ka jirta 50 KM?????

Mida kale adeer in Dawlada iyo saxaafada ku fashilmeen maxaad ku ogaaatay????

Iyadaanaya Istaahil kugu ahayn aan hada inyar ku saxo.

 Waa marka 1-aad horta adigu  waxad joogtaa USA markaas ina shilka Hargeysa miigeeda ka dhacay in lagau fashilmaya iyo in kale waxba kaga garanaysid, mida aad leedhay Wasiirkada Madaxtooyada ayaa dhar caadhiga xidhaa oo aan qalab gargaar siadan adeer waa garashadaa oo halkan qalab aad doonayso ee USA yaalaa ma yaalaan meeshi waa AFRIKA, oo gamncahaa xoog u ah.

Arina sadexaad ee aad ka hadalshay waad tidhi Saxaafa arinkaasi wey ku fashilnatay adeer saxaafada Somaliland ma waxaad u ahsataa HADHWANAAG,??? Aan ku saxeee sxb meesha cid ee aan idinka ahani kumay fashilmay waxan dhacayna Qadar EEBBE oo aan canaan ahayn ayuu ahaa.

Gagabagadii adeer Saciid JAMAALOOW meeshada aad ka faaloonayaa hadal iyo cabaarayna uma baahan ee warkii aad ALJAZEERA iyo BBC inta aad ka soo turjino aad odhan jirta FFARIIN U GAAR HADHWANAAG doono, meeshan ugma baahan cuqdad ee waa in dadkaasi loo duceeyo, oo Xukuumada lagau amaano doorkeeni ayey ahdeee.

ALLOOW MAANKA IYO GARASHADA HANA QAADIN.

AAMIN

Saxafiga dhabta ah.

Muxsin2010@gmail.com

Hargeysa /Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories