Monthly Archives: August, 2011

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargaysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib uu safar todobaad ku dhawaad ugu maqnaa ku...

Is-casilaada Gabboose waxay dardar0gelisay saaxada siyaasada Somaliland

Tan iyo markii uu ku dhawaaqay siyaasiga caanka ah ee ruugcadaaga halgamaag ahi ee maxamed cabdi gaboose inuu iska casilay xilka wasiirnimo ee uu...

Warbixin:-Saddex muwaadin oo ku xidhan jeel ku yaala dalka eriteriya muddo afar sano +Hadh iyo Habeena Jidhdil Joogta Ah laagu hayo

Sadexdan muwaadin ee u dhashay dalka Somaliland ooKu xidhnaa muddo ka badan afar sano jeel ku yaala xeebta musawac ee  wadanka eriteriya. 3dan muwaadan...

Guulaha Isdaba Joogaa Xukumada Cusub Somaliland Firkaxa Cadowga Somaliland Suuldaarada iyo Jalaafada Mucaaradka Somaliland – Q. 1aad

20 Sanadood daaladhac siyaasadeed oo taagan  ah maalinkasta doorsha dib u dhacda iyo qilaaf siyaasadeed oo maalinwalba taagan badalaad gudoomiyayal doorasho iyo baarlamaan laxidho...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Xafiiskiis ku Qaabilay Wefti ka socday Qaramada Midoobay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan Guddigii Xukuumadda ee Taakulaynta abaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka...

Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Inay Ka Qayb-qaadanayaan Taakulaynta Abaaraha Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Ururarada bulshada rayidka ee Somaliland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18/08/11 kulan ay kaga arinsanayaan taakulaynta abaaraha iyo macaluusha ka jirta...

Madaxweynaha Somaliland oo kulamo la yeeshay Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha Itoobiya iyo Nuxurka Kulamadooda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo ka soo laabtay waddanka Shiinaha, ayaa magaalada Addis Ababa shalay kulammo kula yeeshay Dhiggiisa dawladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img