Masuul ka tirsan Dawladda oo Buurmadow ku tilmaamay inuu Maskaxda ka xanuusanayo
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cilmi Barre , ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow,...
Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland : Yaa Yidhi May Dhaqaaqin?
"Waxaanu Keenaynaa Isbedel Dhaqaale, Siyaasadeed iyo Bulsho oo Horumar Dhaliya iyo Hogaamintii lagu gaadhi lahaa Isbedelkaas” Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar 21, May, 2010 (House...
Shirkadda Dahabshiil oo Deeqo Gargaar ah ka Sintay Tobanaan kun oo qof oo ka mida dadka Abaaruha Ku Tabaaleeeyeen gobollada Banaadir, Bay, Bakool, Gedo...
Soomaaliya- (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil ayaa toddobaadyadan u dambeeyey ee Bisha Ramadaan ee barakaysan dhexdeeda wadday hawlo samata-bixin ah oo lagu gaadhsiinayey deeqo quudin ah...
Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League
Weeraryahanka kooxda Schalke ee Raul oo dhawaan diiday inuu u wareego kooxda Blackburn ayaa laga reebay ciyaartoyda kooxda schalke ee u safartay dalka filand...
Komishanka Xakamaynta HIV/AIDs oo been abuur ku tilmaamay war la baahiyay
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakamaynta Cudurka HIV/AIDs ayaa been abuur ku tilmaamay war ku soo baxay wargeyksa madaxa bannaan ee Waaheen kaas oo...
Arsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican
Tababaraha kooxda Arsenal ee Wenger ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu bixiyo qiimo kasta oo ku helayo laacib wanaagsan. Kooxda Gunners ayaa haatan bilaabaya nolol...
Booqashada Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka ee Aw-Barkhadle iyo Qorshahooda wax-qabad
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland ee SRA Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa soo kormeeray Dooxa deegaanka Awbarkhadle oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Hargeysa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

