HomeQalinka AqoonyahankaGuulaha Isdaba Joogaa Xukumada Cusub Somaliland Firkaxa Cadowga Somaliland Suuldaarada iyo Jalaafada...

Guulaha Isdaba Joogaa Xukumada Cusub Somaliland Firkaxa Cadowga Somaliland Suuldaarada iyo Jalaafada Mucaaradka Somaliland – Q. 1aad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

20 Sanadood daaladhac siyaasadeed oo taagan  ah maalinkasta doorsha dib u dhacda iyo qilaaf siyaasadeed oo maalinwalba taagan badalaad gudoomiyayal doorasho iyo baarlamaan laxidho iyo kooto ganacsi dhaqaale xumo qaran niyadjab yool la,aan qaran tahriib dhalinyaro safar geeriyood ubaxa siyaasad xumo iyo horumar la,aan kutalax tagida hantida uma tacadiga  saxafiyiinta qaran xidhista siyaasiyiin qaran oo jeelka lootaxaabay dhaqaale xumo siyasad aan dajisayn iyo musuq maasuq xadhiga goostay  horumar la,aan waxbarasho ku kaliftay inay ardaybadani Iskuulada katagaan kadib markay wayeen fiigii Iskuulka cidkabixisa waxa aynu ku egaynaa maqaalka manta qaybtiisa koobaad.

Qormada maanta Rabitaanka Shacabka Jamuuriyada Dumuq Raadiga Somaliland

Hooyalka iyo geediga qaran curdina oo kasoo baxay gacan aan naxariistu ka dheertahay oo kaligii taliyaa dagaal dheer oo socday 11 sanadood 1980-1991 kadib waxa dhidibada lootagay calan kowsaday sadax midab oo kala ah Cadaan iyo Casaan iyo Doog towxiidka ilahayna ku qoran yahay lana yidhaahdo Jamuuriyada Dumuq raadiga Somaliland waxa lagu doortay xumuukad dhamaystiran,Waxa taas badashay midkale oo iyana lasoodoortay,waxa taana badashay xukuumadii sadaxaad oo iyana lasoo doortay siyaasigu waa jecel yahay kursiga maqaan kiisu sareeyo ee yaala guri ka qurux badan guryaha ka dhisan majuuriyada Somaliland lakiin jacaylkaa waxa halbacad lagu lisay kadhigay shacab raba inay latartamaan calam dhisnaa inka badan 20 Qarni dhaxlayna namaad iyo kala danbayn iyo waxsoor iyo dowladnimo kuwaas loogu yeedho wadamada Horu umaray,Shacabka Somaliland hankoodu ka weyn inay isla meel dhigaan kuwa fadhiidkaa ee aan iyagu samayn horumarka sida qaarada Africa qayb ka yihiin lana wadaag dhaqan iyo xuduud kana taliyaan kaligood taliyayaal naxariistu ka dheertay oo aan jixin jixa aqoon

Yoolka Shacabka Somaliland iyo rabitaankiisu waxay lajaan qaadayaa kuna dayanayaan waa Ingiriiska aduunyada gumaystay iyo quwada Mareynkanka ee ku horumaray isbadalka iyo dumuqraadiyada cilmiga iyo aqoonta Shiinaha hada noqday quwada soocota ee aduun yada taasna waxa markhaati cadka ah sayday u donayaan waxa ay rabaan oo ah horumar iyo inay ka mid noqdaan caalamka kuwa iyagu hanka iyo kalsoonididu ka muuqato ee lagu tilmaamo umad hadafka leh  nolosha raadku reebta aduunyada rabana inay wax ku sookordhiyaan caalamka intaasi kale,Waxa aynu intan ku soo gaba gabaynanaa rabitaanka Shacabka Somaliland qaybta danbana waxa aynu ku qadadhiganaa bi,idmilaah tacalaa arimaha siyaasada

Laso qaybta Danbe ahna arimaha siyaasada

Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree)

Coventry City Uk

International relations (IR)

(international studies (IS)

 Study of relationships between countries,

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories