HomeQalinka AqoonyahankaIs-casilaada Gabboose waxay dardar0gelisay saaxada siyaasada Somaliland

Is-casilaada Gabboose waxay dardar0gelisay saaxada siyaasada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tan iyo markii uu ku dhawaaqay siyaasiga caanka ah ee ruugcadaaga halgamaag ahi ee maxamed cabdi gaboose inuu iska casilay xilka wasiirnimo ee uu ka hayey xukuumadda siilaanyo kuna dhawaaqay inuu xisbi furayo ayaa waxa gilgilay saxada siyaasada doodo aad meelkasta oo caasimadda iyo goboldada qaarkood kabilaaban tay waxaan muuqatay ididiilo cusub waayo beryahan dabe wax mucaarid lagu tilmaamo oo micna lahi majirin udub doorashadii kama danbay ucid na iyadaaba jajabatay sidaa daraadeed markii guurtidu ansixiayay furashada asxaabata waxaa banaanatay jagadii mucaaridka iyadoo somaliland ay ku yar yihiin siyaasiyiinta barnaamij lagu dooran kara oo lagu wada qancikara soo bandhigi karaa ayaa mr gaboose wuxuu kami yahay siyasiyiinta caanka ah ee fara ku tiriska ah ee barnaamij lagu wada qanci karo oo hogaamineed keeni kara  aniguna waxaan u aqaan madaxweynaha mustaqbalka inuu yahay guulabadan oo diblamaasiyadeed iyo kuwo dhaqaale kuwo horuumarineed soo haynkara

siyasigani waa siyaasi khibrad iyo waayo aragnimo u leh hogaaminta kuna caan baxay talawaaga wuxuuxilal kala duwan kasoo qabtay dawladiihii hore ee somalia iyo somaliland

waxana aynu wada dhawrayna akhristayaal xisbiga uu soo furan doonao oo loo arkoo kii hanan lahaa hogaaminta mustaqbalka somaliland

Axmed Maxamed Dhunkaal (siikaawe)

mobile: 4478254/9138815 somtel

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories