HomeSomali NewsSomalilandWarbixin:-Saddex muwaadin oo ku xidhan jeel ku yaala dalka eriteriya...

Warbixin:-Saddex muwaadin oo ku xidhan jeel ku yaala dalka eriteriya muddo afar sano +Hadh iyo Habeena Jidhdil Joogta Ah laagu hayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sadexdan muwaadin ee u dhashay dalka Somaliland ooKu xidhnaa muddo ka badan afar sano jeel ku yaala xeebta musawac ee  wadanka eriteriya. 3dan muwaadan waxaa gacanta ku haya ciidamada ilaalada xeebaha wadankaas ee loo yaqaano (Xiilul baxri) .

nimankan oo mid kamid ahi ahaa ganacsade halka labada kale ay ahaayeen qaxoonti ku jira xero loo yaqaan (UMKUL)  oo  hoostimaada hayada qaramada midoobday u qaabilsan qaxoontiga UNHCR. hadabada muwaadiniinta oo qaba jidhdil joogta ah, caafimaad daro .silic ,dayac iyo darxumo.nimankan ilaa hada maxkamad lama soo taagin  denbi ay galeen oo loo sheegay ay galena majiro.

 sadexdan muwaadin  magacyadooda ,degaamada ay ka soo jeedaan iyo beelahay yihiin.

1.Axmed Xasan faarax wuxuu u dhashay gobolka sanaag (habarjeclo Muuse abokor.)

2.Kayse maxamed ramadaan wuxuu u dhashay Bali Gubadle (Arab Reer Axmed Cabdulle).

3.Faarax Aadan Axmed oo lagu naanayso (Faarax Ilkacase ) u dhashay degaanka Qorilugud Kamid ahaan jiray Mujaahidiintii SMN. (Habar jeclo .Maxamed abokor/Soola madaw)

Hadabad sadexdan  nin oo la lawaaayay meel ay raq ruux ku danbeeeyen mudo afar sano ah ayaa waxa u suuro gashay inay ka  helaan xogtan qoyska axamed xasan faarax nin reer somaliland ah oo joogay eriteriya hadana jooga wadanka Canada.

ugu danbayntii waxaanu ka codsanay dhamaan shacabka reer Somaliland dal iyo debadba cidii wax ka qaban karaysaa tale iyo tusaaleba inay la soo xidhiidhaan lambaradan hoos ku qoran.

Sidoo kale waxay ka Codsanayaan qoyska axmed xasan faarax inay qoysaskii ay ka soo jeedeen labadan Muwaadin ee Kale ay kala  soo xidhiidhaan lambaradan,si loosoo furdaamin lahaa ragan muwaadiniinta ah.

4200414(Telesom)

4202074(Telesom)

9400435 (Somtel)

ibraahim_02@hotmail.com

Yaasiin1421@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories