Monthly Archives: August, 2011

spot_imgspot_img

Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Togdheer oo sheegay in wada shaqayn la’aani ka dhaxayso maamulka Gobolka

Burco (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa sheegay in wada shaqayn la’aani ka dhaxayso maamulka gobolkaas, isla markaana uu...

Somaliland oo shaacisay Qorshe ay Ganacsato Shiine ahi Maalgashi uga fuliyaan Dalkeeda

Hargeysa (SLpost)-  Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in dalkeeda ay dhawr goor oo kala dambaysay Safarro kala duwan ku yimaaddeen Masuuliyiin...

Mudaharaad xubno Baarlamaanka Baxrayn ka tirsani ka qayb galeen oo lagu canbaareeyay hoggaanka Suuriya

Manama  (SLpost): Xarunta dalka Baxrayn waxa maalintii shalay ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasadaha iyo xooga dawladda Suuriya ku muqiininayso dadka...

Mid kamid ah Aqoonyahanka Reer Saaxil oo Xabsiga loo taxaabay iyo sababaha xadhiggiisa

Berbera  (SLpost) – Dr. Maxamed Haybe Nuux oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Saaxil ayaa Saqdii dhexe ee habeen-hore lagu soo xidhay Saldhigga dhexe ee...

Wax ka baro mid ka mid ah Xiddigihii uu Saamaynta badnaa Kubadda Cagta ee Jiilkii Tagay

Zinedine Zidane: Xiddigani waxa loo xushay kii ugu wanaagsanaa ciyaartoyga xirfaddooda ku soo qaatay tobankii sanno ee dhexeeyay 1990kii ilaa 2000. Waxa loo qaatay...

Natiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa

Tartan aad u xiis badan  oo lagu xusayay bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa shalay ka dhacday garoonka 31- May ee magaalada Hargeysa.  Ciyaartan oo dhex-martay labada...

Maxaad ka taqaan xannuunka Rubella? Yaa halis u ah inuu Qaado? Sidee loola Tacaalaa?

Rubella  (oo loogu yeedho German measles ama Jadeecada Jarmalka) waa caabuq Jeermis-side  keeno si aad  ahna waa la isu qaadsiiyaa wuxuuna ku badan yahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img