HomeNatiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa

Natiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Tartan aad u xiis badan  oo lagu xusayay bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa shalay ka dhacday garoonka 31- May ee magaalada Hargeysa.

 Ciyaartan oo dhex-martay labada kooxood ee kala ah Alpha University iyo Horn University, ciyaartaas oo ay dawaashadeeda ka soo qaybgalay dadweyne tiro-badan, waxaanay ku bilaabantay dardargelin  ay labada kooxoodba garoonka la soo galeen oo ay mid waliba ku  dedaalaysay inay ta kale kaga hormarto dhanka goolasha.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayay kooxda Horn University la timi  gool aad u qurux badan oo saxeexay laacibka Iid -yare.Ciyaartaasina  waxa qaybtii hore lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaaminayso  kooxda  Horn University.

blankQaybtii labaad ee ciyaarta markii la isugu soo noqday oo ay koox waliba tababaraheeda la soo tashatay ayaa koox waliba awoodeed ciyaareed ay muujisay, iyada oo dadweynihii ciyaarta ka soo qaybgalay ay aad u sii jeclaysteen daawashadeed. Ciyaartaasina waxay guud ahaanba ku soo gebogabowday 4-0 ay guushu ku raacday kooxda HornUniversity.

Dhanka kale, waxay ciyaar aad u xiis badani ku dhexmartay kooxoodaha SMG iyo Goud Motors. Labada kooxood oo soo bandhigay ciyaar ay xamaasadi  ku dheehantahay, ayaa waxa ka soo qaybgalay ciyaartaas dawashadeeda dadweyna aad u fara-badan oo dawanaayey ciyaartaas oo aad ugu bogay ciyaarta. Labada kooxoodba waxay  soo bandhigeen ciyaar aad u hufan  oo ah weerar iyo weerar celis . Ciyaartaasina waxay ku soo gebogabowday guud ahaanba 4-2 ay guushu ku raacda kooxda SMG

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories