HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Maxaa Ka Soo Kordhay Xogaha Aqoonsiga Somaliland ee Imaaraadka Carabta?

Hargeysa (SLpost)- Kadib, markay soo baxeen xogaha sii kordhaya ee la xidhiidha in Dawladda Imaaraadka Carabtu si rasmiya u aqoonsanayso JSL, ayaa waxa arrintaasi...

Xogo La Xidhiidha Dhaqdhaqaaqyo Diblumaasiyadeed Oo Sii Xoojiyey Rejada Aqoonsiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)-  Wararka ka imanaya ilo diblumaasiyadeed oo kala duwan ayaa muujinaya in maalinba maalinta ka dambaysa ay sii xoogaysanayaan dhaqdhaqaaqyada caalamiga ah ee...

Ishaaradii Cigaal ee Aqoonsiga Oo Rumowday Iyo Sirta Mafaatiixda Somaliland ee Weli La Raadinayo

Maanta oo taariikhdu tahay 3-da May 2026 waxa ay ku beegan tahay xuska 24-guurada ka soo wareegtay geerida Allah ha u naxariistee madaxweynihii 2aad...

Boodhari Mills: Laf-dhabarta Wax-soo-saarka iyo Horumarka Dhaqaalaha Somaliland

HARGEYSA (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay xarunta warshadda Boodhari Mills oo ku taalla duleedka Hargeysa, qiyaastii...

Dagaalka Aqoonsiga Israel Oo Albaab Cusub Ku Furay Somaliland, Khatarta Iran iyo Hanjabaadda Xuutiiyiinta Oo Soo Hadlay

Hargeysa (SLpost) – Aqoonsiga Somaliland ka heshay Israel iyo safiirkii ay Toddobaadkan Israel u soo magacowday Somaliland, ayaa gilgilay dawladaha caalamka ee ka soo...

Dowladda Israa’iil Oo Safiir U Soo Magacowday Somaliland

Tallaabadan oo muujinaysa Sida uu u sii xoogaysanayo xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dhinac, ayaa lagu ansixiyey war-murtiyeed uu ku saxeexan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel, Gideon Sa'ar, kaas oo sidoo kale lagu magacaabay dublomaasiyiin kale.

Soomaaliya Oo Si Qarsoodi Ah Saddex Wefti Ugu Dirtay Israel iyo Xogta Laga Helay Tel Aviv

Inkasta oo aanu Xildhibaanku sheegin, haddana ilo-wareedyo kale ayaa soo tebiyey in Dawladda Israel meesha ka saartay shuruudda Soomaaliya ee ah inay ka noqoto Aqoonsiga Somaliland, balse aanay diiddan in xidhiidh aan heerkiisa la shaacin uu dhex mari karo Muqdisho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img