Somaliland
“Illaahow Ta Imanaysa Ta Joogta Tu Ka Wanaagsan Ka Yeel” ~ Maayir Mooge Oo Canaantay Shaqaalaha Dowladda
"Illaahow Ta Imanaysa Ta Joogta Tu Ka Wanaagsan Ka Yeel" ~ Maayir Mooge Oo Canaantay Shaqaalaha Dowladda Somaliland https://youtu.be/etsT_cqoBdM
Somali News
Xukuumadda Somaliland Oo faahfaahisay Xogta Kooxo Argagixiso ah oo Ku Sugan Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay magaalada Laascaanood ku soo qul-qulayaan kooxaha argagixisada ah ee ka hawl-gala gobollada Soomaaliya, waxaanay faahfaahin ka bixiyey...
Somali News
Shacabka Somaliland Oo Looga Digay Duullaan Hor Leh Oo Sacabbada Loo Tumayo
Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland, Dr. Maxamuud Xasan Sacad Saajin, ayaa shacabka gobolka Awdal uga digay waxa uu ku tilmaamay “duullaanno...
Somaliland
“Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad…Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay” ~ Wasiir Koore
"Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad...Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay" ~ Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Xaqiiqada...
Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland Oo la soo gebo-gabeeyey
Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee Somaliland, ayaa Khamiista maanta la soo gebo-gabeeyey. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iuo Guddoomiyaha...
Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo La Soo gebo-gabeeyey
Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada H/Dhexe, ayaa Salaasada maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey guud ahaan gobollada iyo...
Somaliland
Somaliland: Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare Oo Si Rasmi ah uga Furmay Gobollada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4aad ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8aad ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

