HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Daahir Rayaale Oo Soo Af-jaray Damacii Fashilinta Heshiiska Somaliland vs Ethiopia iyo Tuhunkii Dekedda Lughaya

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo magaalada Boorama kulan kula qaatay bulshada gobolka Awdal, ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi...

Somaliland Oo Ka Hadashay Jawaab Xasan Sheekh Ka Cadhaysiisay Oo Ethiopia Ugu Quus-goysay Somalia

Jeddah (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sababaha dowladda Soomalaiya ku kallifay inay xidhiidhka dubloomaasiyeed u goyso dalka...

Salaadiinta Somaliland Oo War Cad u Sheegay Madaxweynaha Soomaaliya

Salaadiinta Somaliland Oo Dambi Uu Galay Ku Caddeeyey Madaxweynaha Soomaaliya https://youtu.be/kl4AQ6q-zBE

Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xidhiidhka Labada Waddan iyo Xiisadda Gobolka

Oslo (SLpost)- Magaalada Oslo ee caasimadda Dalka Norway waxa toddobaadkan ku qabsoomay Kulan muhiim ah Oo dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay...

Xukuumadda Somaliland oo Mar Kale Fashilisay Shirqool Muqdisho Looga Soo Maleegay Ethiopian Airlines iyo Emirates

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale ka hortagtay Shirqool maamulka Muqdisho u maleegay Shirkadaha diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Emirates oo labadaba laga leeyahay...

KULMIYE iyo WADDANI oo Ku Kulmay Kulan Noociisa Aan Looga Baran iyo Qodobbo Lagu Heshiiyey

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye, ayaa galabta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan-afureed lagaga tashaday Arrimaha Doorashooyinka. Kulanka oo ku qabsoomay Ambassador...

Guddiga Farsamo ee Dhammeystirka Heshiiska Ethiopia Oo La Kulmay Xisbiga Mucaaradka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga farsamo ee loo xil-saaray dhammeystirka heshiiska Is-faham ee Somaliland iyo Ethiopia, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda Xisbiyada mucaaradka ah. Guddigan farsamo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img