HomeSomali NewsSomalilandDaahir Rayaale Oo Soo Af-jaray Damacii Fashilinta Heshiiska Somaliland vs Ethiopia iyo...

Daahir Rayaale Oo Soo Af-jaray Damacii Fashilinta Heshiiska Somaliland vs Ethiopia iyo Tuhunkii Dekedda Lughaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo magaalada Boorama kulan kula qaatay bulshada gobolka Awdal, ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi bixiyey 1 Milyan oo Dollar oo qayb ka ah Dhaqaalaha lagu dhisayo dekedda Lughaya

Daahir Rayaale waxa uu ku dheeraaday doorka ay shacabka Awdal ku leeyihiin dhismaha dowladnimada iyo horumarka Somaliland, taasoo uu xusay inay udub-dhexaad u tahay horumarka dhaqan-dhaqaale ee 30-kii sanno ee u dambeeyey ka tisqaaday Gobolka Awdal.

Waxa uu shacabka Awdal ku baraarujiyey inay ka foojinaadaan duullaan siyaasadeed iyo mid bulshada oo lagu waxyeelaynayo nabadgelyada iyo horumarka reer Awdal, kuwaas oo uu xusay inay dabada ka riixayaan shaqsiyaad qurbejoog ah iyo kuwo dhaqaale ahaan ku tiirsan maamulka Soomaaliya.

Muuqaalka Hoose Kaga Hadalka Ex-madaxweyne Daahir Rayaale

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories