HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Faahfaahinta Kulamo Madaxweynaha Somaliland La Qaatay Golaha Wasiirrada iyo Hay’adaha Gargaarka iyo Horumarinta ee Qatar

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Socdaal shaqo ku jira Dalka Qatar, ayaa kulamo kala duwan la qaatay Xubno ka...

Madaxweyne Cirro Oo Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo Ardaydii Ugu tiro-badnayd maanta u fadhiisatay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4aad ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8aad ee Dugsiyada...

Aqalka Congress-ka Maraykanka Oo La Horgeeyey Xeerka Qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland

Washington (SLpost)- Xildhibaan Scott Perry oo ka tirsan Congresska Maraykanka, ayaa curiyay 'Xeerka madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland', kaasi oo jidaynaya in Somaliland loo ictiraafo dal...

Xogo Laga Helay Sababta Baajisay Safar Uu Madaxweyne Cirro Maanta Ku Tagi Lahaa Itoobiya

Hargeysa (SLpost) - Madxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo la filayey inay 12-ka bishan oo ku beegan Khamiista Maanta...

Ismaaciil Cumar Geele Oo Qaaday Tallaabo Itoobiya Ku Qasbaysa Fulinta heshiiskii Somaliland

Jabuuti (SLpost) - Khilaaf culus, ayaa ka dhex qarxay dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya. Khilaafkan oo huursanaa, ayaa dibedda u soo baxay, ka dib markii Madaxweynaha...

Xogo Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qodobbada Ay Ka Wada-hadlayaan Madaxweyne Cirro Raysal-wasaare Abiy Ahmed

Xogo dheeraad ah, ayaa ka soo baxaya safarka la sheegay in Madaxwynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu dhawaan ku tagayo dalka Itoobiya, xilli...

Dugsiyada Sheekh Mooldhe iyo Maraaga oo xidhan iyo masuuliyiinta xukuumada kj metela oo aan wali u dhaqaaqin.

Hargeysa (SLpost)- Carruurta ku nool deegaannada Koonfurta, Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa ayaa sanadihii u dambeeyay wajahaya caqabado dhanka waxbarashada ah, kaddib markii ay xidhmeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img