HomeSomali NewsCaalamkaBudhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad afduub kaga qabsadeen meel ku dhow Dekedda Salalah ee dalka Cummaan.

Saraakiil ka tirsan dekedda Salalah ayaa laga soo xigtay in budhcad-badeeddu ay ula jiheysteen markabka iyo shaqaalihiisii oo 21-qof , kuwaasoo u dhashay dalka Hindiya dhinaca dalka Soomaaliya.

“Markbka MV Fairchem Bogey waxaa laga qabsaday xeebta dalka Cummaan, waxaa loo weeciyay dhinaca Soomaaliya. Lama sheegin khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaadhay shaqaalihii la socday,” ayuu yidhi Peter Ford oo ka tirsan dekedda Salalah ee dalka Cummaan.

Madaxa hay’adda maraakiibta dalka Hindiya ayaa isugna xaqiijiyay afduubka markabka shidaalka qaada iyo shaqaalihii la socday. Waxaana markabka oo ay iska leedahay shirkad fadhigeedu yahay magaalada Mombai ee dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu waday shidaal uu ka soo qaaday dalka Sucuudiga oo uu u waday dalka Shiinaha.

Weerarka lagu qabsaday markabkan ayaa imanaya iyadoo dhawaan madax-furasho lacageed lagu siidaayay markab iyo shaqaale ay haysteen kooxaha budhcad-badeeda Soomaalida ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories