Somali News
Madaxweyne Cirro oo Beesha Caalamka U Sharaxay Guulaha Somaliland iyo Qorshaha Mustaqbalka
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa shir ay isugu yimaadeen daneeyayaasha caalamika kaga hadlay qorshayaasha dowladdiisa ee dhinacyada nabadda, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,...
Somali News
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ka Muquurtay Cabashada Bukaanada Kelyaha ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost) – Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo gelinkii dambe ee maanta ka qabsoomay Madaxtooyada, ayaan gebi ahaanba lagu soo hadal-qaadin cabashooyinka ay gelinkii...
Somali News
Isku-Shaandheyn Lagu Sameeyey Maamuleyaasha Dugsiyada Sare ee Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa isku-beddel, magacaabis iyo xil-ka-qaadis ku sameeyey maamulayaasha dugsiyada sare ee dawladda ee Gobolka...
Somali News
Guddida Tacliinta Sare oo Go’aan ka Gaadhay Jaamacadda Rift Valley Faraceeda Berbera
Hargeysa (SLpost) – Guddida Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u go’aamiyey in albaabada la isugu dhufto Jaamacadda Rift Valley...
Somali News
Xusuusta Xasuuqii Xeebta Jazeera iyo Xog-warranka Ninka Keliya Ee Ka Badbaaday
37 sano ka hor oo ku beegan 17-kii July 1989, waxaa xeebta Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ka dhacay xasuuq lagu dilay Alle ha...
Somali News
Gudidda Tacliinta Sare ee Somaliland oo Albaabada Isugu Dhuftay 6 Jaamacadood
Hargeysa (SLpost)- Gudidda Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo saartay go'aan ay ku xidhay lix laamood oo jaamacado ah iyo afar kulliyadood, kadib...
Somali News
Booliska Somaliland oo Xidhay Askar Lagu Eedeeyey Ku Takri-fal Awoodeed
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen askar lagu arkay muuqaal si weyn ugu faafay baraha bulshada, kaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

